19/04/2026
Qisadda Bilaal Hasan
Bilaal haashim waa mid ka mid ah dhalin yarta ku nool magaalada baydhabo , Waa wiil da,diisa u dhaxeysa 18 ilaa 19 sano , waxa uuna ka mid Aradadii Dugsiga sare dhameysatey sanad dugsiyeedkii 20-21.
Ma ahan Qof baranaya ama Bartey Kuliyada Engineering waxa uu hindisey dhimaha gurigaan aad u jeedaan oo ka sameysan qalab fudud sid kartoon iyo wax yaabo kale.
Baazim Hassan