14/07/2025
π‘οΈ Casriyeey Amniga Goobtaada! La Shaqee Somali Digital Fortress π‘οΈ
Ma u baahan tahay in aad hubiso amniga gurigaaga ama goobtaada shaqo? Ma rabtaa xal teknoolojiyadeed oo casri ah oo kaa caawiya hawlaha xafiiskaaga? Ha ka welwelin! Somali Digital Fortress waa garabkaaga tiknoolajiyadda iyo amniga goobtaada ganacsi iyo gurigaaga. Waxaan kuu fidineynaa dareen ah difaac adag oo casri ah.
Adeegyadeennu waa kuwo xirfad sare leh, degdeg ah, oo lagu kalsoonaan karo. Waxaan u heellannahay inaan ku siino adeeg tayo leh oo aad ku qanacdo.
________________________________________
π― ADEEGYADEENNA OO FAHFAHSAN π―
π₯ KAAMIROYIINKA CCTV-GA EE CASRIGA AH
Si aanad waxba uga qarsoonaan, waxaan si xirfadaysan kuugu xireynaa kaamirooyinka ilaalada (CCTV).
β’ Xirid Heer Sare ah: Waxaan kuu rakibeynaa kaamirooyin tayo sare leh oo ku siinaya muuqaal cad.
β’ Farsameyn iyo Dayactir: Haddii ay cilad timaado, kooxdeennu si degdeg ah ayey kuugu hagaajinaysaa.
β’ Password Reset: Waxaan kaa caawineynaa dib-u-dejinta erayga sirta ah (password) ee Kaamirooyinka IP-ga & Analog-ga.
πͺ NIDAAMYADA INTERCOM-KA & SMART SYSTEMS
Kordhi amniga albaabkaaga h**e adigoo adeegsanaya hababka casriga ah.
β’ Xiridda Intercom-ka: Ku xakamee dadka soo gelaya goobtaada si fudud oo ammaan ah.
β’ Fingerprints (Faraha): Waxaan kuu rakibeynaa nidaamka faraha lagu galo oo casri ah si aad u hesho ammaan dheeri ah.
π’ XALINTA BAAHIYAHA XAFIISYADA (OFFICE SOLUTIONS)
Ka dhig xafiiskaaga mid la jaanqaada teknolojiyadda casriga ah si shaqadu u fududaato.
β’ Qiimeynta Diyaarinta Xafiiska: Waxaan kaa caawineynaa qorsheynta iyo diyaarinta xafiis cusub.
β’ Habeynta Shabakadda (Network): Waxaan si hufan kuugu dhiseynaa shabakadda kombuyuutarrada xafiiskaaga.
β’ Cilad-bixinta Kombuyuutarka: Waxaan si xirfadeysan u xallineynaa dhibaatooyinka kombuyuutarradaada.
________________________________________
β MAXAAD NOO DOOrANEYSAA? β
β’ Adeeg Degdeg ah: Waxaan fahamasanahay muhiimadda waqtigaaga.
β’ Shaqo Waqtiyeysan: Waxaan ballanteenna ku fulinnaa waqtigii loo qabtay.
β’ Dhameystir Taxadar leh: Waxaan shaqadeenna u qabannaa si taxadar iyo hufnaan leh.
________________________________________
π NAGALA SOO XIRIIR MAANTA!
Diyaar ma u tahay inaad sare u qaaddo amnigaaga iyo teknoolojiyaddaada? Nagala soo xiriir si aan ku siino talo iyo qiimeyn bilaash ah.
π± Tel: +252 626 223771
π Goobta: Muqdisho, Soomaaliya
π Facebook: Somali Digital Fortress