Dhuhulow awareness

Dhuhulow awareness waa bog ku sabasan arimaha bulshada la xiriira iyo wacyi galin bulsho

19/08/2025

Xurmadlow Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Dhuusamareeb.

19/08/2025

'iisul Wasaare ku-xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka warbixiyey la-xisaabtanka Wasaaradaha Xukuumadda iyo hey’adaha hoos yimaada, oo muddo saddex maalin ah ka socday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, isla markaana uu Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, su’aallo ka waydiinayey waxyaabaha uga hirgalay qorshayaashii ay la saxiixdeen sanad ka hor.

18/08/2025

eeg halkaani waa Soomaliyada Qarsoon ?

18/08/2025

.iyo hawada sare see more...

18/08/2025

Xarunta cusub ee Baarlamaanka Dowlad Gobaleedka Galmudug oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xariga ka jari doono inshaa alaah.

Dowladnimada inay baahdo waa soo dhaweenaya dadka Soomaaliyeedna inay fahmaan in waqti badan ka lumay oo bilaa cudurdaar ah loona baahanyahy in mar dambe la hakan! Dalkana la dhiso

18/08/2025

/21

18/08/2025

Booqashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda uu beri ku tagayo Dhuusamareeb Taliska cusub ee loo dhisay loona qalabeeyey Qaybta 21aad ee Xoogga Dalka ayuu caawa Madaxweyne qoorqoor kula kulmay saraakiisha ugu sareysa ee Ciidamada Qaranka iyo kuwa Dowlad Gobaleedka Galmudug.

Waxaa inoo muuqaneysa inuu dalka is raacay oo dowladnimada xoogeysaneyso...guuleysta..Galmudug.see more....

17/08/2025

__________ SCW____

17/08/2025

Caasimada KMG ah ee Jubaland-ta cusub Garbahaareey oo diyaargaroow xoogan ku jirta sida ay madaxda iyo ergooyinka soomaalida usoo dhaweyn laheyd.

Waxaa rajeenayaa Gedo inay ka meyrato waxii soo maray oo dowladnimada ka faa'iidaysato!

14/08/2025


Like flow comment share

14/08/2025

1,2,3 See more

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhuhulow awareness posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share