Kulmiye Qaran

  • Home
  • Kulmiye Qaran

Kulmiye Qaran Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kulmiye Qaran, Social Media Agency, Taleex, .

22/01/2025

podcast, Dood Kulul siyaasiga ugu dada yar xisbiyada, xoog-hayaha Xisbiga......

15/01/2025

MAXAY QABATAA Kulmiye Qaran, Gud Mohamed Bille Musse ayaa noo sharxaya.

LA SOCO DHOWAAN!!!!!🌟 Ku Soo Dhawow KULMIYE QARAN PODCAST! 🌟Barnaamijkan, waxaa inoogu marti ah Abdulahi Abduqadir Moham...
14/01/2025

LA SOCO DHOWAAN!!!!!

🌟 Ku Soo Dhawow KULMIYE QARAN PODCAST! 🌟

Barnaamijkan, waxaa inoogu marti ah Abdulahi Abduqadir Mohamed Khaareey, Xoghayaha Guud ee Xisbiga Umada, wuxuu ka hadlayaa:

1. Taariikhda Xisbiga Umada: Aasaaskii xisbiga, horumarkii xisbiga umada gaaray 10 sano ee u dambeysay, ilaha dhaqaalaha iyo Qaaraanka xisbiga.

2. Wacyigalinta Shacabka: Muhiimadda wacyigalinta si dadku u fahmaan xuquuqahooda.

3. Doorka Haweenka: Dhiirrigelinta haweenka si ay uga qaybqaataan go'aan qaadashada siyaasiga.

4. Ka Qaybgalka Dhalinyarada: Dhalinyarada oo ah hogaamiyeyaasha mustaqbalka.

5. Doorka Ganacsatada: Ganacsatada door noocee ah ayaay ku leeyihiin xisbiyada iyo nidaamka dimuquraadiyeeynta dalka.

6. Qorshayaasha Xisbiga: Waxyaabaha Xisbiga Umada qorsheysan mystaqbalka dhow.

7. Isku Xirka Bulshada: Fursadaha loo abuuri karo bulshada si ay uga qaybqaataan horumarka siyaasiga.

Ku xirnoow Kulmiye Qaran si aad ula socoto barnaamijyadeena xiisaha leh.

Mahadsanidiin! ✌️

12/01/2025

Ku Soo Dhawow KULMIYE QARAN Media

Asalaamu Caleykum, dhammaan taageerayaasheena.

Waxaan ku faraxsanahay inaan idin soo dhaweyno BogeenabKULMIYE Kulmiye Qaran . Halkaan, waxaan idin kula wadaagi doonaa xaalada siyaasadda Soomaaliya iyo doorashooyinka 2025-2026, waxaan la fadhiisan doonaa hogaamiyeyaasha xisbiyada, waxaana taageeri doonaa oo garab istaagi doonaa ganacsatada yaryar iyo beeralayda si aan codkooda kor ugu qaadno.

Nala soco si aad u hesho warar xiiso leh, fikrado cusub, iyo fursado ay ganacsatadu ku kordhin karaan dhaqaalahooda.

KULMIYE QARAN waxay u taagan tahay wadajir iyo dhisida mustaqbal ifaya.

Ku soo biir KULMIYE QARAN , nala wadaag fikradahaaga, oo naga caawi inaan gaadhno hadafkeenna!

Mahadsanid,
JAMAAHIIRTA KULMIYE QARAN

Address

Taleex

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulmiye Qaran posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share