juuq yare

juuq yare farta saar oo folow dheh

almuhiim doorashadi waasocotaamuqdisho waa amni alxweyna dhismeysaaA.S waa labaacsanayaaamxaaro iyo balayo wa la ceyriye...
27/07/2026

almuhiim
doorashadi waasocotaa
muqdisho waa amni alx
weyna dhismeysaa
A.S waa labaacsanayaa
amxaaro iyo balayo wa
la ceyriyey badina waku hungoobeen
barigaanna shidaal kasocdo
birmaduhu break qaban maayo
emaaraat iyo daba dhilifne waa next
mar sadexaadne maanka ku haaya

world cup aan xalay daawo is dhahay caajis iyo dhafar aanba kaqaaday bal maxa ii geeyey balo kudagtay kubad dhinac uun k...
20/07/2026

world cup aan xalay daawo is dhahay caajis iyo dhafar aanba kaqaaday bal maxa ii geeyey balo kudagtay kubad dhinac uun kasocoto
labadaba taagere uma aheyn waqti iga qasaarey
lee iska dheh.

19/07/2026
"waxaa laweydiiyay maxay aheyd dhacdaadii kuugu layabka badneyd maxey aheyd ?""wuxu kujawaabay  kii hooyadey dhashey aya...
19/07/2026

"waxaa laweydiiyay
maxay aheyd dhacdaadii kuugu layabka badneyd
maxey aheyd ?"
"wuxu kujawaabay kii hooyadey dhashey ayaa i caayey si xun waliba
wiilka aan aderka u ahay ayaa daaqada hoosteeda qodayey
waxaan dhahay adeer guriga haqodin ee malahas kale kuciyaar
markaasuu wallky si caro leh iigu yiri guriga adi maaleh
sixun iisii caayey xataa iigu hanjabey inuu idilaayo
isku habar ayaan nahay guriga isagu maleh ane malihi
hooyo ayaa leheed
wuxuu intaas kusii daray waxan layaabanahay dadka
dhahaya siyaasi hebel isku qabiil ayan nahay kutaageraya
iska daaya waxaas ayaan idiin leyahay ayuu shakadisa
kusoo xiray" .
haddaba adiga maxa kaaga baxay

kafikrad ahaan macquul matahay in dhulka u dhaxeya xaranfardaad ilaa uraab dhir cagaaran lagu beeri karo dibna loogu cel...
19/07/2026

kafikrad ahaan
macquul matahay in dhulka u dhaxeya xaranfardaad ilaa uraab dhir cagaaran lagu beeri karo dibna loogu celi karo dhul xooluhu daaqi karaan oo laga bedeli karo meelaha qaar hada nabaad guurku kajiro sidoo kale maloo sameen karaa kahor tag nabaad guur dhuleed iyo in dhirtii ay caanka ku aheyd dib loosoo celiyo.
FIKIRKEYGA
aniga hadaan teyda kahadlo waa laga hortagi karaa carada sii fideysa
balse mahubo in dhulka caradu ku fidey dib loo dhireyn karo
macquul matahay beelaha ceel dheer iyo deeganada hoostaga dega iney
iney arimahaan kashiraan caradaan siifideysa waa halis aan lugu baraarugsaneyne
xoolaha iyo dadkaba halis ayey ku tahaye.

06/04/2026
05/04/2026

follow nikama haayo

15/03/2026

warku waa cadyahay

14/03/2026

siyaasi afka kumaalanaya

13/03/2026

Address

Kaaraan
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when juuq yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share