DHamays.GORGOR

DHamays.GORGOR RIYADAADA.RAADRAAC

Wuxu waa aduun lagu waari maaye warsan  unolaw waayaha aduunkiyo yaanan ku lumin waqtiga🦅🦅🫡🫡🫡Iska safar oo cid ha u warr...
18/09/2024

Wuxu waa aduun lagu waari maaye warsan unolaw waayaha aduunkiyo yaanan ku lumin waqtiga🦅🦅🫡🫡🫡

Iska safar oo cid ha u warramin, jaceyl dhab ah ku noolow oo cidna ha uga qisoon, si wacan u noolow oo cidna ha u sheegin, sababta oo ah dadku badanaa waa kuwo khalkhal galiya waxyaalaha wacan

DHamays.GORGOR

18/09/2024

Cadka hiliba oo kuugu jidho camanka hoostiisa isagoon calooshada tegin ma aha calafkaaga

25/08/2024

Address

WADNAHA
Mogadishu
5748

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DHamays.GORGOR posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share