ARLI MEDIA

ARLI MEDIA daacadforx

29/03/2025

Ninkan waa hor ordaa meelkasta.

29/03/2025

Waa jilaa ninkan.

29/03/2025

Ciid wanagsan

05/02/2022

Dadhore

30/01/2022

Flownasoodheh .

Asaalama calaykum saaxiibada kuxiran Boga  Waxaa fiican goortaa dhegaysanay so ama akhrinay so waxyaaba laxiriira DIINTA...
29/01/2022

Asaalama calaykum saaxiibada kuxiran Boga

Waxaa fiican goortaa dhegaysanay so ama akhrinay so waxyaaba laxiriira DIINTA inaad si wanaagsan u fahantid .

Hadaynu sifiican u dhuuxno shiikhan hoos inii ka muuqda markuu ka hadlaayey Timaha qabka loo jarto. Usagoo daliishanaaya XADIISKII NEBIGA (NAABADGELYO IYO NAXARIIS KORKII HA AHAATEE) .
Iyo wiilkan siduu ufahmay waa kaladuwanyihiin hada makahadlaayo shiikhu wuxuu yiri balse waxaan kula talinayaa dhalinyada iyo qofwalba in ay ufiirsadaan hadalada iyo waxyaabaha ay CULUMADU dhahaan .

Inaad shiikh been ka sheegtid mafiicna ee ufiirsada deg-degana mafiicna .

Waa mahadsantihiin hayga alaawina iyo

19/01/2022

Baldhamay so ragbay kusocotaaye

08/01/2022

Ii saar sxp iyo

06/01/2022

Cajiib lacag jecelaa dadku

01/01/2022

Cajiiib

MALADHIHI KRAA FARMAAJO WAA KU GUULAYSTAY KORDHINTII AY UDIIDEEN MUSHARIXIIN MUCAARADKAA .BALSE MA OGA INAY WAXBA UTARIN...
27/12/2021

MALADHIHI KRAA FARMAAJO WAA KU GUULAYSTAY KORDHINTII AY UDIIDEEN MUSHARIXIIN MUCAARADKAA .
BALSE MA OGA INAY WAXBA UTARIN QASKII AY SAMEEYEEN IYO CIDANKEY SOO GELIYEEN CAASIMADA .
FADLAN IYO SAAR

26/12/2021

Aqoonyahan oo kahadlay waxyeeladii magaalada bosaaso gaar ahaan aabihii ku waayey awlaadiisii.

and saar

Address

Hamarweyne
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ARLI MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share