Aleel Communications

Aleel Communications Connecting Your Message to the World.
๐„๐ฆ๐š๐ข๐ฅ: [email protected]
๐Ž๐ฎ๐ซ ๐–๐ž๐›๐ฌ๐ข๐ญ๐ž: https://aleelcommunications.com/

02/09/2026

Muuqaal soo koobaaya Maalinta 2-aad, oo ah maalintii ugu dambeysay ee Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha 2026.

02/09/2026

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha, Mudane Mohamed Shire, ayaa sharraxaya muhiimadda iyo natiijooyinkii ka soo baxay Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha, oo maanta lagu soo gabagabeeyay Muqdisho.

02/09/2026

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS ee Ka Hortagga iyo La-dagaallanka Fikirka Xagjirka ah ee Rabshadaha Wata, Xildhibaan Sheekh Aweys, ayaa ka aragti dhiibtay muhiimadda Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha, kaas oo maanta lagu soo gabagabeeyay Muqdisho.

02/09/2026

Agaasime Waaxda Digital Security Marwo Hani ayaa ka hadashay muhiimadda amniga dhijitaalka ah iyo doorka uu ku leeyahay amniga gudaha Soomaaliya.

Sawirro: Maalinta 2-aad ee Shirweynaha Qaranka ee Amniga Gudaha 2026 oo maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho.
02/09/2026

Sawirro: Maalinta 2-aad ee Shirweynaha Qaranka ee Amniga Gudaha 2026 oo maanta ka qabsoomay magaalada Muqdisho.

Panel Discussion 2 | Security Sector Reform & AffordabilityA focused discussion on building a more sustainable, effectiv...
02/09/2026

Panel Discussion 2 | Security Sector Reform & Affordability

A focused discussion on building a more sustainable, effective, and affordable security sector for Somalia.

๐๐š๐ง๐ž๐ฅ ๐ˆ ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง | ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ-๐€๐ ๐ž๐ง๐œ๐ฒ ๐š๐ง๐ ๐Œ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ๐ข๐š๐ฅ ๐‚๐จ๐จ๐ซ๐๐ข๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐งDoodda koowad ee maanta waxaa lagu falanqeeyay xoojinta wa...
02/09/2026

๐๐š๐ง๐ž๐ฅ ๐ˆ ๐ƒ๐ข๐ฌ๐œ๐ฎ๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง | ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ-๐€๐ ๐ž๐ง๐œ๐ฒ ๐š๐ง๐ ๐Œ๐ข๐ง๐ข๐ฌ๐ญ๐ž๐ซ๐ข๐š๐ฅ ๐‚๐จ๐จ๐ซ๐๐ข๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง

Doodda koowad ee maanta waxaa lagu falanqeeyay xoojinta wada-shaqeynta iyo isku-duwidda hayโ€™adaha amniga iyo Wasaaradaha, waxaana ka qeybgalay khubaro iyo masuuliyiin waayo-aragnimo u leh arrimaha amniga, kuwaas oo aragtiyo muhiim ah ka bixiyay sidii loo xoojin lahaa isku-duwidda, maareynta xogta iyo wada-shaqeynta hayโ€™adaha.

Panel-ka waxaa xiriiriniyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga Gudaha, Mudane Mohamed Shire.

DAY 2: Maalinta labaad ee Shirweynaha Qaranka Amniga Gudaha 2026 ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho.        ...
02/09/2026

DAY 2:

Maalinta labaad ee Shirweynaha Qaranka Amniga Gudaha 2026 ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho.

02/09/2026

Muuqaal soo koobaya Maalinta 1-aad ee Shirweynaha Qaranka ee Amniga Gudaha 2026.

01/09/2026

Waxaa maalinta koowaad ee Shirweynaha Qaranka ee Amniga Gudaha 2026 soo xiray Mudane Abdulkadir Mohamed Nur, Guddoomiyaha Golaha Shacaba JFS.

Address

Adani Tower
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aleel Communications posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share