Sahanka Soocade

Sahanka Soocade falanqeyn siyaasadeed iyo xogo xaqiiq ah.

24/06/2023

Waa hogaamiyaha Wagner yevgeny Prigozhin oo ku sugan Taliska Miltryga Ruushka ee Rostov oo ay lawaregeen Ciidamadiisa.

24/06/2023

Moscow Caasimadda Ruushka ayaa lagaga dhaawaqay "Hawgalka ladaalanka Argigxisada".

Isu socodka wadooyinka Gudaha Caasimadda ayaa xiran.

❗️ hogaamiyaha kooxda wagner Yvgeny Prigozhin ayaa sheegay in askar ka tirsan kooxdiisa   ay soo rideen diyaarad helicop...
24/06/2023

❗️ hogaamiyaha kooxda wagner Yvgeny Prigozhin ayaa sheegay in askar ka tirsan kooxdiisa ay soo rideen diyaarad helicopter-ka ah, taasoo rasaas ku furtay kolonyada ciidanadiisa katirsan.

Farriin maqal ah oo arrintan ku saabsan ayuu soodhigay kanaalka Telegram-kiisa, Ma jiraan ilo madaxbanaan oo xaqiijinaya arrintan.

Saacado ka hor, Mr Prigozhin waxa uu ku hanjabay kooxdiisu ay soo ridi doonaan “diyaarad kasta oo usoo dhowaata" .

24/06/2023

Waa gobolka Rostov ee koofurta Ruushka.

Taangiyada dagaalka iyo kumannaan askari oo miltryga iyo ilaalada qaranka isugu jira ayaa isku gedaamay dhismayaasha Dawladda qaarkood, Gobolkan ayaa xuduud laleh Ukraine waxaana soo galay askar katirsan Wagner.

Madaxweynaha Ruushka ayaa xaaladda kala socda Kremlinka.

30/05/2023

Wareysi jilayaasha arday

30/05/2023

Ma jiraa sxip dhabarka kaa toogty😢

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Sergey Lavrov oo soo gaaray Kenya.Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa ku dhawa...
29/05/2023

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ruushka Sergey Lavrov oo soo gaaray Kenya.

Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa ku dhawaaqday in Mr. Lavrov uu saaka oo Isniin ah uu yimid magaalada Nairobi, iyadoo aan faahfaahin dheeraad ah laga bixin socdaalka.

Safaaradda Ruushka ee Nairobi oo qoraal soo dhigtay Twitter-ka ayaa xaqiijisay booqashadan waxayna ku micneysay in uu yahay todobaad miro dhal u ah xiriirka Ruushka iyo Kenya.

Waa safarkii afraad ee Africa uu ku imanayo Diplomasiga ugu sarreeya Moscow muddo Sannad ah.

28/05/2023

Doorashada Turkiga | Mucaaradka Turkiga Oo Dhabar-jab Xooggan Lakulmay

25/05/2023

TAXANAHA ARDAY | XALQADA 5AAD | SEYNAB

Address

Mogadishu

Telephone

+252617656422

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahanka Soocade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share