28/10/2025
DAL KA TIRSAN MIDOWGA EUROPE OO SOO FOODSAARTEY RAG LA'AAN AAD U BAHSAN WAA KEE DALKAASI?
HOOS KA AKHRISO.
Latvia Waa Dalka ugu Ragga Yar Dunida, Tiradda Ragga Iyo Dumarka Aad Bay u Kala Badan Yihiin, Dadka Dalkaas Guud Ahaan Waa Ku Dhawaad Hal Milyan Iyo Sideed Boqol oo Kun, Balse Cel Celis Ahaan Ninka Latvianka Ah Waxaa Ku Soo Aadayso 150 Dumarka Ah..
Sidoo Kale Cel Celisaan Ahaan 100 Dumar Ah, Qiyaastii 20 Ka Mid Ah Ma Helaan Saaxiib Ama lamaane Waligoodna Macanka Nolasha Ma Dhadhimin!!
Wadooyinka Magaalooyinka Waa Weyn Marka Socoto Waxaa Arkaysaa Dumar Dhaadheer oo Qurux Badan, Balse Nasiib Xumadooda Wax Saaxiib Ah Maleh (Boyfriend)..
Haweenka Dalkaas Aad Bay u Doonayaan Guur, Xitaa Heer Ay Hoos u Dhigeen Sharuudihii Ay H**e ugu Xeri Jireen Raga Guursanaayo, Ma Daneeyaan Haddii Ninki Shaqo Fiican Ka Shaqeeyo Iyo Haddii uu Lacag Leyahay Intaba.
Gabadhaha Qaar Waxeey Diyaar u Yihiin Inay Ninka Guursanayo Siiyaan Guri Iyo Gaari, Halka Hooyooyinka Gabadhaha Dhalay Iyagana Ay Rabaan Inay Beerahooda Canabka Ku Wareejiyan Raga Doonaayo Inay Gabadhahooda Guursadaan,
Halka Dowlada Dalka Latvia Ay Balan Qaaday Inay visa Free Ah Siin Doonto Ninkasta oo Guursado Gabadha Wadankaas u Dhalatay Hadday Ilmo u Dhashana La Siin Doono Sharciga Rasmiga Ah Dalkaas..