21/03/2026
🌙✨ Ciid Mubaarak! ✨🌙
Munaasabadda Ciidul Fidriga awgeed, Makesom Technology waxay dhammaan macaamiisheeda iyo bulshada Muslimka ah u diraysaa Hambalyo diirran 💙
Waxaan idin rajaynaynaa in Ciiddaan ay idiin noqoto mid farxad, nabad iyo guul ku dheehan tahay. Ilaahay ha idinka aqbalo camalkii suubanaa 🤲
Mahadsanidiin kalsoonida aad nagu qabtaan — waxaan mar walba u taaganahay inaan idin siino adeegyo tiknoolaji oo tayo sare leh 🚀
🎉 Ciid Mubaarak dhammaan! 🎉
— Makesom Technology