Barre Group Online

Barre Group Online Kiro Hele si fudud ayuu ayuu kuugu keenaya guryo ku qanciya ee macmiil soo dalbo.

09/01/2023

Calankaa babanayaa waa waa

08/01/2023

Dhallinyarooy Thawrada Dhulbahante markay guulaysato waxaad noqonaysaan dad xor u ah doonistooda islamarkaana dunida korkeeda ugu nool si gobonimo leh.

Si aynu yoolkaa sharafta badan u gaadhno waa in aynu meel iska saarnaa maamulka naxliga iyo cunfiga ku dhisan ee SL kana saarnaa deeganadeena.

Hallayaabina sida aad noqoteen 20 kii sano ee la soo dhaafay, waayo ummad gob ah oo gun u jabtay uguma aynan horreyn. Taariikhda waxaa laga bartay in ummadaha gobta ahi jabi-karaan islamarkaana soo kaban-karaan.

Thawaradda Dhulbahante ee dhalinyaradu hoggaanka u tahay maanta wuxuu soo noolaynayaa gobonimadii asalagi ahayd ee reerku dabeecadda u lahaa. Halganku wuu dheerandoonaa, adkaysi ayaa inoo ballan ah.

Go'anaadii maantana aynu taageerno, magaca FIQISHINANA yaan laga didin. Fiqishini waa dad gob ah oo culimadeena ahaa waligood, dalkana inana leh. Ogaadana reeraha Dhulbahante oo dhan bahaha ugu badan iyagaa dhalay, oo dhalmadoodu waata ina tarmisayba, reer aan bah-hawiye lahayni ma jirto, siyaasad ahaana maanta wax weyn bayba gooyaan.

Ballanteenu waa halgan xinjiro leh oo aynu dib ugu hanano gobonimadii inaga habowday.

Yaaheel Media

08/01/2023

Shirkii waxgaradka Laascaanood go'aamadii kasoo baxay.

Shir ay yeesheen waxgaradka Gobolka Sool ee Magaaalada Laascaanood ayaa laga soo saaray warsaxaafeed ku saabsan aayaha G...
08/01/2023

Shir ay yeesheen waxgaradka Gobolka Sool ee Magaaalada Laascaanood ayaa laga soo saaray warsaxaafeed ku saabsan aayaha Gobolka Sool guriga Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil ayaa shirku ka dhacay.

07/01/2023

Horta ina falaalug ma dhimirkaa mise lacagtii yareyd ayaa ka dhamaatay, maxay tahay guriga uu dalaq iskadhahayo isagoon dhinacyadaba eegin.

War ninkaasi kacdoonka shacabka ha xoojiyo ama edeb darrada dadka hakalatago oo Garaad Jama Garaad Ismacil iyo waxgaradka kale ee hawsha wada ha u dabafadhiisto oo iyaga go'aan haka sugo.

Wuxu xalay sameeyey wax lagu farxo ma'ahayn, igu sawir halgankani uma baahna iyo intaan dhuuntaan laascaanood galay.

Magaaladda laascaanood ragbaa gacanta ku haya kana saaray wixii joogay, hawshooda iyo maamulkoodana iyaga ayaa loo daynaya.

Adiga ina falaalugow xeryaha banaanka ku yaala ayey shaqadaadu taala ee taas aad haduu halganku dhab kaa yahay.

06/01/2023

Fikir waqtigiisi yimi cidina isma hor istaagi karo.

06/01/2023

Jimco Wanaagsan reer Laascaanod!
Waxaan umahad celinayaa shacabka reer Laascanod ee iska dulqaaday Maleeshiyaadka Soomaaliland 15 sano kadib, waxaan sugnaa waa inaga oo midaysan inaan dhamaystirno halganka iyo rabitaanka shacabkeena.

Waxaa nasiib daro ah in Horgale Baashi Cali Jaamac iyo horgale Cabdi Khayre Dirir iyo kuwa kale oo joogay xasuuqa , dilalka qorshaysan, iyo xadhiga Lagu hayay 15 sano reer Laascanood, Waligoodna ka hadal inay maanta doonayan inay sii wadaan dulmigii iyo cadaalad daradii aad diidnay.

Caruurta xabsiga mandheera lagu daabuley , ehelkoodna tiknikada lagu xasuuqay waa la iskala xisaab tami doona .

marnaba gorgortan k**a galayno horumarka Deegaankena iyo ilaalinta midnimada Soomaaliya.
Xildhiban Abdirisak Hassan Dhookir

Gabadh dhulbahante ah oo hargaysa galabta lagu DilayAlle ha unaxariisto Faaizo ismacil ahmed oo Dhulbahante ah oo Degana...
06/01/2023

Gabadh dhulbahante ah oo hargaysa galabta lagu Dilay

Alle ha unaxariisto Faaizo ismacil ahmed oo Dhulbahante ah oo Deganayd Hargaysa Gaar ahaan Xaafada Calaamada ninkeeduna ahaa isaaq ayaa waxaa Muran dhexmaray 2 hablood oo ninkeeda walaalo yihiin oo Guriga la deganaa iyo Hablo kale oo qaraabadooda ah oo Gabdhahan labada ah Uyimi, Subaxdii h**e maanta ayuuna Murunkaasi dhacay, murankaas oo ku salaysnaa arrimaha laascaano ka taagan, gacan ka kahadal yar Kadib waxa dhex galay Dadkale oo jaarka ah, Salaadii Casar ee galabta ayaa waxaa la arkay faaizo oo mayda oo qolkeeda taal, Wax nabara oo korkeeda kuyaalna majiro iyo wax kamuuqda midna, hal wiil oo 2sano jira ayay haystay Uurna way lahayd 6bilooda, Iminkana waxaa la doonayaa in la aaso oo ninkeedii iyo reerkiisu waxay leeyihiin Mawtul qafla ayaa dilay,

05/01/2023

Reer maraykan shaqo wacan ayaad haysaan, halganku isyaagi maayo ilaa SSC xorowdo

05/01/2023

Cod sir ah: Ina Kaahin oo leh culays ayaan saarnay ina Cambaashe.

05/01/2023

Waa vedio muujinaya awoodda shacabka inaan cidina hor istaaga karin.
Silent Power

Address

Maka-almukarama
Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Barre Group Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share