Duufaan Specal Force

Duufaan Specal Force Local Forces

13/10/2024

Taliyaha Ciidanka Duufaan
Liibaan

25/01/2023

Taliyaha Ciidamada Deegaanka Ceelasha Biyaha Ibraahim Laki Oo wali ku sugan jiida h**e ee dagaal Si uu u Baacsado Cadowga Dalka , Dadka Iyo Diinta

23/01/2023

Taliyaha Hoolgalada Deegaanka Ceelasha Biyaha ( Ibraahim Laki ) Dharaar iyo Habeen howl gal ugu taagan si uu deegaanka nabad waarta u helo .....⬇️
Hadeynu U dhalanay Ciida
Anagu Dhaxal keeda leenahay

16/01/2023

Ciidamada dib u xureenta Beesha wacdaan iyo ciidamada dowlada Ayaa hool gal ballaaran ka sameeyay :
Daay gumar , Buurta Shiikh , iyo Ameerikada Cara Caroow ,
Ayaa maanta Dib U xureenta Cagta Mariyeen
Hooshana Guul Ayey Ku Dhamaatay.........

15/01/2023
15/01/2023

Hool gal Balaaran Ay Sameeyeen Ciidanka Dib U Xureenta Deegaanada Beesha Wacdaan oo Ay Kaashanaayaan Ciidanka Dowlada
Ayaa ka biloowday " Deegaanka Ceelasha Biyaha , Arbacow , Galka geeriyaan , Walagaleen , Xanfareey , Daay diif , Wargodka , Maracade , Galaka Saalimo , Iyo Deeegaano iyo Toolooyin Kale ...............

FALLILLAAHI Alxamd Hada Waa Xur
HOOL GALKANA WUU SII SOCON DOONAA .

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duufaan Specal Force posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category