Shaacsan Media

Shaacsan Media advertising and social media management

29/01/2024

Taageerayaasha Xulalka Galmudug iyo Hirshabeele oo soo buux dhaafiye garoonka tuulada ciyaaraha.

29/01/2024
Dareenka taageerayaasha Hirshabeele iyo Galmudug kahor ciyaarta Finalka.Yaa koobka hanan kara?
29/01/2024

Dareenka taageerayaasha Hirshabeele iyo Galmudug kahor ciyaarta Finalka.
Yaa koobka hanan kara?

Taageerayaasha Galmudug iyo Hirshabeele oo haatan ku sugan banaanka garoonka tuulada ciyaaraha ee Muqdisho.Yaa hanan kar...
29/01/2024

Taageerayaasha Galmudug iyo Hirshabeele oo haatan ku sugan banaanka garoonka tuulada ciyaaraha ee Muqdisho.
Yaa hanan kara Koobka?

29/01/2024

GALMUDUG vs Hirshabeele F.G ciyaar adag oo dhaman taageerayshan ay isha ku haayaan stadium Muqdisho

Shaacsan Media

Ku guuleyso $30 oo Saadaali Kulanka u dhaxeeya GALMUDUG IYO HIRSHABEELESHURUUDAHA:1- Like saar Page-ka Caafi  Tv2- Share...
29/01/2024

Ku guuleyso $30 oo Saadaali Kulanka u dhaxeeya
GALMUDUG IYO HIRSHABEELE

SHURUUDAHA:
1- Like saar Page-ka Caafi Tv
2- Share garee post-gaan
3- Saadaali natiijada kulanka GALMUDUG IYO Hirshabeele
F.G: Saadaalintu waxa ay ku egtahay marka ciyaarta la baasto.

Shaacsan Media

28/01/2024

Yaa isku balamiye Galmudug vs hirshabele sidas Golsha lidin kaga xada taagan tahay Galmudug

Shaacsan Media

Daahir Axmed Faray, waa nin da'yar ah, oo ku shaqeysan jiray xamaalinimo, kaas oo labada indho ka ridday xaaskiisa kaddi...
27/01/2024

Daahir Axmed Faray, waa nin da'yar ah, oo ku shaqeysan jiray xamaalinimo, kaas oo labada indho ka ridday xaaskiisa kaddib markii ay saliid kuleyl oo kar-karsan ku shubtay isagoo jiifa.

Daahir, hadda labada indho waxba k**a arko keliya wuxuu dareemayaa iftiinka hareerahiisa marka uu meel mugdi ah, ku jiro.

Shaacsan Media

27/01/2024

Xildhiban yaasin farey waxaa jirto maamulo ku dhiiran waaye in ay soo galaan tartanka iyo kuwa ka baxay ciyaarta final Galmudug waxaa u rajeynaa in ay cup ka qaadi doonto

Shaacsan Media

20/01/2024

Maxa ka taqaana jilaaga la waaye Qoor dheere

15/01/2024

Soomaaliya oo duulaan xoog badan ku qaaday Itoobiya, Eritrea, Turkiga & Masar maxay garab siin karaan Soomaaliya?

09/01/2024

Hirshabelle vs jubaland

Address

Hodan
Mogadishu

Telephone

+252616704647

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaacsan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share