AARAN

AARAN Soo dhawoow oo hel warar sugan oo xaqiiqo ah
Ku xidhnoow boggeenna si joogto ah.

15/12/2022

War Alle ka cabsada oo umadda yaan la Khiyaamin

Sonkor ayaa Malab ahaan looga gaday Ninkaan

Bal arag

15/12/2022

GALKA BAARISTA : Maxaad kala socotaa Fashilka qorshihii halista ahaa ee Farmaajo kalahaa Ciidankii Eretrea lagu soo tababaray

Share garee Follow dheh AARAN

14/12/2022

Qaniisnimo ayaa lagu qasbaayaa cunugeeda oo 6 jir ah Hooyadaan soomaaliyeed
waxaas ayay Dad Masuuliyiin ah rabaan in dalkeenna lakeeno kwarramašŸ¤”

09/12/2022

Gudoomiye Cali Jayte oo Aadan Yabaal gaaray
Hadallo cul culus ayuu jeediyay

Share gareee muuqaalka geesiga Soomaaliyeed

Follow nasoo dheh wll

Deg-Deg:- gabadha anigu ma Furin, xaaskaygii nin baa xoog loogu guuriyey ayuu yiri waraysi la Yeeshay dr jaamac cilmi Oo...
09/12/2022

Deg-Deg:- gabadha anigu ma Furin, xaaskaygii nin baa xoog loogu guuriyey ayuu yiri waraysi la Yeeshay dr jaamac cilmi Oo Xil Wasiirnimo Ka Soo Qabtay Dawlada Jabouti .

Xigasho :- Faatax

Sideed U Aragtaa ?

08/12/2022

AROOSKII QARNIGA: Daawo qaabkii Madaxweyne Muuse biixi u bixiyay Gabadha guurkeeda Jabuuti iyo Soomaaliya ku xidideen.

Follow nasoo dheh

06/12/2022

KALAMAAN 06-12.-2022

Kaftankii Kalamaan oo xiiso leh

Sanbaloolshe iyo dhaliil culus oo uu Hawiye u jeediyay

04/12/2022

Yuusuf Garaad iyo Waraysi Kulul oo uu la yeeshay Cali dheere 13 Sano ka hor.

Followda noo taabo

30/11/2022

Maslaxo oo Catoosh yare Bajaaj kala dagtay

Laamiga ku dhex jiiday

Yaaaaab😱

25/11/2022

Subxaanalaha. Waliga Ma Aragataya Ciyaal Say Walhi La Waydiinayao Suaalo Diin Ah. Yaab Iyo Amakaaga.

22/11/2022

" 3 Qarax ayuu isku dayay in uu igu dilo laakiin Anigaa Soo Afjara Cali dheere" Gudomiye Cali Jeyte

01/09/2022

Gabdhaha ugu quruxda badan geyiga Soomaaliya miyay dhaheen & Tartanka quruxda adduunka ! Aniga waan codeeyay adiga tee ugu shidan oo codkaaga mudan?

Falcelintan ma sahlana.

Maleeshiyadkii Fano ee Gobalka Reer Wolkait oo Wacad ku maray inay la dagaalama'yaan  Ciidamada Tigray.Furinta Dagaalka ...
01/09/2022

Maleeshiyadkii Fano ee Gobalka Reer Wolkait oo Wacad ku maray inay la dagaalama'yaan Ciidamada Tigray.

Furinta Dagaalka ayaa lagu sii daabulayaa

01/09/2022

Kumanaan Maleeshiyad Degaanka Axmaarada Ayaa lagu sii Dabulayaa Furinta Dagaalka.

Maleeshiyadka ayaa kasii Baxaya Wolkayit iyago Raba inay la Dagalamaan Ciidamada Tigray

30/08/2022

GALKA BAARISTA: Hay adda NISA waxa ay heshaa xogaha qaraxyada balse lama wadaagto Shacabka iyo Hay adaha maxalliga ah.

Xuquuqda VOA baa leh : Wariye Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya

Followda taabo plz

30/08/2022

Faadumo Ibraahim " Maanta waxaan doonaya islaanta anniga ila da'da ah ee baraha bulshadda igula tartamaysa ".

29/08/2022

Waa barnaamijkii BAAGA MUUDDO oo aan uga hadlayno 100 kii maalmood ee Madaxweyne Xassan Sheekh

Khabiir Sare Wariye sare Xuuxiga iyo Xaaxiga ayaa soo jeedinayašŸ¤£šŸ˜‚

Waa kuma  Sii jeedkaan ?
29/08/2022

Waa kuma Sii jeedkaan ?

28/08/2022

Ciidanka Jabhadda Tigray ee TDF ayaa shalay galab xoog kula wareegay Magaalada Istaraatiijiga ah ee Kobbo. Magaaldan oo ahayd difaaca ugu adag ee Milateriga Itoobiya ayaa jabhaddu qabsatay kaddib dagaal la isku riiqmay oo socday saacado badan. Xukuumadda Abiy Axmed oo xalay war-saxaafadeed soo saartay ayaa qiratay in laga qabsaday Magaalada Kobbo.

Xukuumaddu waxay sheegtay iney iskeed uga baxday magaaladan iyadoo u tureysa shacabka si khasaaraha loo yareeyo. Dhanka kale xukuumadda Abiy Axmed ayaa qiratay in Jabhadda TDF ay awood saa'id ah saartay magaaladan Xukuumadduna go'aansatay iney u banneyso inti shacabka lagu kor dagaallami lahaa.

"Hadiyad waligiis iima keenin aniga unbaa u geyn jiray isaga . Waxaa sidaa tiri Mabsuut oo wiil ay wada socdeen Mudo 2 s...
28/08/2022

"Hadiyad waligiis iima keenin aniga unbaa u geyn jiray isaga . Waxaa sidaa tiri Mabsuut oo wiil ay wada socdeen Mudo 2 sano ah ka raacay Gabar kle "

"Dhalinyarada Beesha Mariixaan ayaa  28 Agoust - u dabaal dagay maanta oo ku beegan malinkii  la' asaasay Calanka  Besha...
28/08/2022

"Dhalinyarada Beesha Mariixaan ayaa 28 Agoust - u dabaal dagay maanta oo ku beegan malinkii la' asaasay Calanka Beshaan "

Hambalyo. Soo dheh Maanta waa malinkoodii. 🄰

Abaabul Balaadhan ayaa ka Socda Gobalka Axmaarada.Kumanaan Maleeshiyad ah Ayaa isku Diyaarinaya inay la Dagalamaan Ciida...
26/08/2022

Abaabul Balaadhan ayaa ka Socda Gobalka Axmaarada.

Kumanaan Maleeshiyad ah Ayaa isku Diyaarinaya inay la Dagalamaan Ciidamada Tigray.

Wararkii ugu Danbeeyay.Dagaal u dhaxeeya ciidamada falaagada ah ee gobolka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya iyo ciidamada ...
24/08/2022

Wararkii ugu Danbeeyay.

Dagaal u dhaxeeya ciidamada falaagada ah ee gobolka Tigreega ee waqooyiga Itoobiya iyo ciidamada dowladda dhexe ayaa ka qarxay agagaarka magaalada Kobo, dadka deegaanka iyo afhayeen u hadlay ciidamada Tigreega ayaa sheegay in lasoo afjaray xabad joojin muddo bilo ah socotay.

"Waxaan maqlayaa dhawaqa hubka culus oo saaka bilaabaya," ayuu yiri mid ka mid ah beeralayda deegaanka Kobo oo magaciisa ka gaabsaday wuxuu kusii daray "Toddobaadkii h**e, waxaan arkay ciidamada gaarka ah ee Amxaarada iyo Fano (maleeshiyo iskaa wax u qabso ah) oo bas ku sii socda xagga h**e ee Furinta.

Qof labaad oo kamid ah dadka deegaanka ayaa sheegay in uu sidoo kale maqlay hubka culculus, wuxuuna xaqiijiyay in labadii maalmood ee lasoo dhaafay ay dhaq dhaqaaqyo xoogan oo maleeshiyaadka Fano iyo ciidamada gaarka ah ee Axmaarada ay wadeen.

Afhayeenka dawladda Itoobiya Legesse Tulu, afhayeenka milatariga Kornayl Getnet Adane iyo afhayeenka ra'iisul wasaaraha Billene Seyoum ayaan ka jawaabin codsiyo faallo ah oo lo diray si wax loga waydiiyo Dagaalka Cusub.

Telefishinka Tigrai, oo ah warbaahin ay maamusho gobolka Tigray, ayaa Arbacadii sheegay "ciidamada Itoobiya oo ay weheliyaan ciidamada gaarka ah ee Axmaarada iyo maleeshiyaadka Axmaarada waxay bilaabeen weerar ballaaran abaaro 5:00 subaxnimo."

Dagaalkan ayaa soo afjaraya xabbad joojintii la wada sugayey tan iyo bishii March, waxaana uu dhaawac weyn ku noqonayaa isku daygii lagu doonayay in lagu bilaabo wadahadallo nabadeed oo u dhexeeya xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed iyo Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigray, oo ah xisbiga maamula Tigrayga.

Dagaalkan ayaa waxa uu barakiciyey malaayiin qof,waxana uu qaybo kamid ah gobolka Tigreega ka dhigay macaluul,waxana ku dhintay kumanaan shacab ah.

Dawladdu waxay sheegtay horraantii bishan inay doonayso wadahadal "aan wax shuruud ah ku xidhin", halka xukuumadda Tigraygu ay ku baaqday in marka h**e dib loo soo celiyo adeegyadii Aas'aasiga ahaa.

24/08/2022

Mudaaharaad Maanta ka socda Magaalada Ceerigaabo

23/08/2022

Waa Luuqadda adduunka ugu cajiibsan, Waxaa looga hadlaa dalka Kazakhstan

Haddii aad dalkaan ku nooshahay mabaran lahayd ?

23/08/2022

GALKA BAARISTA : Maxaad ka ogtahay Fashilka qorshihii halista ahaa ee Farmaajo kalahaa Ciidankii Eretrea lagu soo tababaray

Share garee Follow dheh AARAN

21/08/2022

GALKA BAARISTA: Hay adda NISA waxa ay heshaa xogaha qaraxyada balse lama wadaagto Shacabka iyo Hay adaha maxalliga ah.

Xuquuqda VOA baa leh : Wariye Haaruun Macruuf ayaa soo jeedinaya

Followda taabo plz

20/08/2022

Hotel Xayaat yaa iska leh ?
Qabiilkee ?

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AARAN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share