Ceerigaabo Sports 2026

Ceerigaabo Sports 2026 CEERIGAABO SANAAG

Gudoomiyaha Kooxda Goodir policia Mustafe Ahmed Mirre
31/05/2026

Gudoomiyaha Kooxda Goodir policia Mustafe Ahmed Mirre

Ceerigaabo magaalo🥮🥮🥮🥮🥮
31/05/2026

Ceerigaabo magaalo🥮🥮🥮🥮🥮

Xidhiidhka kubada cagta Somaliland oo balan qaadey in bisha June horyaalada dalku toos ubilaabmi doonan iyo bisha June o...
31/05/2026

Xidhiidhka kubada cagta Somaliland oo balan qaadey in bisha June horyaalada dalku toos ubilaabmi doonan iyo bisha June oo beri bilow ah.

Tolow war aananu ogeyn miyaa jira oo kooxa lagu war geliyey koley saxaafada gudaha wax wara k**aso bixine.

Mudanayaal, bisha June beri waa kow ee warkiina oo cad ayaa laydinka rabaa oo dhalinyaradu idinka rabtaa?
Maxamuud cabdi aw xirsi

31/05/2026

BALANTII BEENOWDAY .

Wasiirka Cadaalada Yoonis Axmed Yoonis ayaa sheegay in uu qarameeyey Kooxda Ciidanka Asluubta Ceerigaabo , mudo laga joogo Shan bilood , laga bilaabo maalintaa uu sheegay in uu shaqaaleeyey ciyaartoyda ilaa maanta wax mushahar ama guno ah oo kooxdu ka haysaa ma jirto .

Shaqaalaysiinta uu sheegay Wasiirku ayaa u muuqata mid uu kaga baxayey Madasha Kuna majara habaabinayey Kooxda.

Waa kuwee ciyaartoyga aad ka aqoonsatay sawirkan?Sawirka:Koobkii Degmooyinka gobolka sanaag.garsoorka
31/05/2026

Waa kuwee ciyaartoyga aad ka aqoonsatay sawirkan?

Sawirka:Koobkii Degmooyinka gobolka sanaag.

garsoorka

ogaysiis muhiim ah Kooxda ciidanka badda mareins Kooxda ciidanka Qaranka gaaashan Sanaag Kooxda Dawlada Hoose ee Ceergaa...
31/05/2026

ogaysiis muhiim ah

Kooxda ciidanka badda mareins Kooxda ciidanka Qaranka gaaashan Sanaag Kooxda Dawlada Hoose ee Ceergaabo
FC Goodir Cerigabo
Kooxda wasaarada hawlaha guud
Kooxda hayadda madarada erigavo
Kooxda Wasaaradda Horumarinta Maaliyada Ceerigaabo.
Kooxda C.Asluubta Cerigaabo

31/05/2026

Ka dib markii lagu guulaystay qaliinki lagu Sameyay Ciyaryahan ducaale Cali aayaa samaynaya Soo kabasho degdeg ah waxana larajaynayaa in wakhtigii loo qabtay uu kasoo hormari doono (Soo kabashao wacan )

31/05/2026

Arsenal

10 June ayaa la shaacin doonaa gobolada Togdheer iyo horyaalada Togdheer iyo Sanaag.Kooxaha labadaas horyaal haloo diyaa...
31/05/2026

10 June ayaa la shaacin doonaa gobolada Togdheer iyo horyaalada Togdheer iyo Sanaag.

Kooxaha labadaas horyaal haloo diyaar garoobo xilli h**e sidoo kale cashuuraha kooxaha kusoo hagaaga halkii sanoba hal mar koox kastaa hasii cashuurato liisanka kooxnimo.
Maxamuud cabdi aw xirsi
Maxad Shaacinay lisanku waa maxay kooxahan sanaag guno iyo musharba maqaatane kaga daran diyargarowgu k**a yaran karo 45 casho
Hadaad wax hyso bari oo 1/6/2026 ku dhawaaq
Hadii kale waa mawalis waxagu

Address

Ceero
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ceerigaabo Sports 2026 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ceerigaabo Sports 2026:

Share