Suldaanka Tv

Suldaanka Tv halkan kala soco wararka cusub oo degdeg ah

09/03/2022

Sadaali oo ku guuleyso $20.
Jaaliyadda Yemen Vs Jaaliyadda Kenya
Final-ka tartanka K/cagta Jaaliyaddaha ku nool Soomaaliya.

Sharuuddaha:
1.Like Saar Page-Ka.
2.Share-Garey Post-Ga.
3.Saadaalintu Waxeey Ku Egtahay Ciyaarta Markeey Bilaabato.
F.G: Hadii Aadan Shuruudaha Buuxin, Ruuxa Buuxiya Ee Kaa Dambeeyey Baa Abaalmarinta Heli Doono.

14/12/2021

Waxaa saakay subaxnimo garoonka diyaaradaha ee muqdisho soocgadhigty diyaarad meleteri taas oo aan laheyn wax sumad ah blse diyaarada ayaakenty dhlinyrdi dhawaanhaanba dadkooda loogasheekenye iney dhinteen ama ey dagaalo kulajiraan ciidmda tplf ilmihii mudada 2wdasano kumaqnaa ereteriya ayaa saakay bilaawaty in ey kasoodgaan gronka aaden cadde walow ey diyaaradu udhimnthy 24 dulimaadyo sida ey inooxaqiijiyeen ila xog ogaalyo

05/12/2021

Tani waa caasho c/raxmaan madashu waa arooska caasho waxaa hotelka soo buux dhaafiye 2wada family ee kakla socda dhnka gbdha iyo wiilka waxaa intaa dheer asxaabta 2wda dhinac iyo martisharfta caasho waxa eysameeneyso weli h**e meysan udhicin ama ma eysan sameyn gbar aroosd ah caasho iney jilbha dhigato waxey dhunkaneysaa cagaha hooyadeeda waliba iyadoo la qiirooneyso hooyo yaasmiin axmed daahir caasho hooyadeeda ayaa goortiiba iney gacmha qabto madaxa kadhunkato ayeey uduceyneysaa madasha ayaa ilmo iyo farxd iskubadleyso mar qura

Golaha wakiilada soomaliland ayaa sheegay ineysan qeyb ka aheen eeda looheysto cabdi malik muuse coldoon
04/12/2021

Golaha wakiilada soomaliland ayaa sheegay ineysan qeyb ka aheen eeda looheysto cabdi malik muuse coldoon

Waxaa gordhaw mglda muqdisho shir uga furmyaa reesul wazaare maxmed xuseen rooble iyo midowga musharaxiinta Kulankaani a...
28/11/2021

Waxaa gordhaw mglda muqdisho shir uga furmyaa reesul wazaare maxmed xuseen rooble iyo midowga musharaxiinta
Kulankaani ayaa laga hadli doonaa hnaanka eydoorashdu usocoto iyo cabashooyinka ey qabaan midowga

Kani waa xer ilaaliyha mxkmda ciidmda qalbka sida cabdulahi buule kamee wax uu baadi goob ugujiraa ama u cctv udultaagan...
21/11/2021

Kani waa xer ilaaliyha mxkmda ciidmda qalbka sida cabdulahi buule kamee wax uu baadi goob ugujiraa ama u cctv udultaaganyhy inuu helo cadeemo laxeriiro allh unaxriistee dilkii ikraan tahliil CCTV waa aaga xaafadii ey dagneed ikraan

Genaral buulakmey ayaa shaaciye allh unaxriistee kiiska ikraan tahliil faarax oolooheysty dilkeedii ha ayda nisa Gneralk...
21/11/2021

Genaral buulakmey ayaa shaaciye allh unaxriistee kiiska ikraan tahliil faarax oolooheysty dilkeedii ha ayda nisa Gneralka ayanna sheegay in wax dambi ah ama lug eysankulaheyn dilka ikraan hayda sirdoonka qaranke blse inkraan ey afduubteen al shabaab kadibna ey dileen

Waxaa hada laqaaday dhamaan difaacydii yaalada xaafadaha siigale iyo barmuudo oo ey qaaday dolwda si leeysugu furo hodan...
06/05/2021

Waxaa hada laqaaday dhamaan difaacydii yaalada xaafadaha siigale iyo barmuudo oo ey qaaday dolwda si leeysugu furo hodan iyo howlwdaag
Difaacydaan in laqaado ayaa kadmbeyneyso kadib xalintii colaadeed ee kajiray muqdisho

Deg deg kenya iyo soomaliya ayaa kaheshiiyey khilaafkii deblomaasiyeed ee dhextaagnaa Waxaana sidaa sheegay waziir kuxig...
06/05/2021

Deg deg kenya iyo soomaliya ayaa kaheshiiyey khilaafkii deblomaasiyeed ee dhextaagnaa
Waxaana sidaa sheegay waziir kuxigeenka warfaafinta asagoo yiri waxaa dib usoonoqty xiriirydii caalamiga iyo wlaalnimdii kenya iyo soomalia asagoona kaga mhdceliyey arinkaasi dowlda qadar oo heshiiskasi kadmbeysay

Sawirdaani waa ciidanka saney Cabdule oo ciid tuur kasameeye xaafada kamida degmda yaaqshiid  juungle isgooyska fgax sii...
27/04/2021

Sawirdaani waa ciidanka saney Cabdule oo ciid tuur kasameeye xaafada kamida degmda yaaqshiid juungle isgooyska fgax siisii iyo qeybo kamida degmda
Wararkale oo hoosaad ayaa sheegayo in uu berito dlka imanyo m.w shiiq shriif shiiq axmed

Mdxweynha dowld goboledka hirshabeele oo caawa pooqasho kutgy hoga uu muqdisho kadagnyhy mdxweynihii h**e xassan sh. Max...
27/04/2021

Mdxweynha dowld goboledka hirshabeele oo caawa pooqasho kutgy hoga uu muqdisho kadagnyhy mdxweynihii h**e xassan sh. Maxamuud

Address

Mogadishu

Telephone

+252613696541

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suldaanka Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Suldaanka Tv:

Share