Cali Dalfac

Cali Dalfac All Eyes all in one side accept me.

10/05/2025

Roobkii xalay oo kale magacee loo bixin karaa?

23/04/2025

Muslimiinta dhibaatada lagu hayo mayara. Kani waa Ninkii geystay Xasuuqii ugu darnaa ee Yurub ka dhaca Qarnigii 20-aad?

26/03/2025

Waxa sidaa u kalacararaya ee naftooda labaxsanaya waa maleeshiyaadkii RSF ee Imaaraadku taageeraye. Sudan waa xur maanta.

22/03/2025

Xildhibaanada qaarne furinta ayay joogaan, qaarne Xamar ayay buuq ka wadaan.

22/03/2025

Dad badan ayaan ka shakisanahay "Cali Cosoble

17/03/2025

Dhibka uu ciidanka Xoogga dalka u geystay ma ahan mid la hilmaami karo.

15/03/2025

Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay godkii ugu weynaa ee hubka ku keydsan jireen Daacish.

13/03/2025

Madaxweyne Adeeradaa dagaalka soogali Xawaadle waa ku dhamaadee" Cali Cusuble

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cali Dalfac posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cali Dalfac:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share