Somscreen TV

Somscreen TV Waxaan shaashadaada kuugu soo gudbin doonnaa filimo & sheekooyin gaagaaban oo fariin xambaarsan
(1)

27/05/2026

Masjid Macaani ee degmada Xamar jajab oo maanta si weyn looga ciiday | CIIDUL ADXAA

Somscreen TV

25/05/2026

Muqaal kooban oo ku saabsan maalinta hidaha iyo dhaqaanka ee | Dugsiga Macalin Jaamac....

Somscreen Studios

24/05/2026

Maalinka Dhaqanka Dugsiga | MACALIN JAAMAC

Somscreen Studios

06/05/2026
05/04/2026

Heestii : Carwada Al- Naciim Fasion
Codkii : Shukri Nuur Maxamuud ( Shukri Shiino )

Somscreen Studios

04/04/2026

Xarag jarka sanad guuradii 10aad ee Carwada Al Naciim Fasion halkaasi oo ay kasoo qeyb galeen qaar ka mid ah xildhibaanada JFS iyo marti sharaf kale oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada...

20/03/2026

Maamulka masjidka Suldaan Cusmaan Geedi oo u dar daarmay bulshada Soomaliyeed in ay ku dadaalan alla ka cabsi iyo dadaalkii bisha ramadaan ay bixiyen mirihiisii gurtaan.

Somscreen Studios

20/03/2026

Qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan gobolka banaadir gaar ahaan degmada xamar jajab ayaa hambalyo ku aadan ciidul fitriga u diray ummada muslimiinta .

Somscreen Studios

20/03/2026

Ciid wanaagsan dhammaan umadda muslimiinta,gaar ahaan umadda soomaaliyeed ciid wanaagsan.

Somscreen Studios

Address

Seaport Street
Mogadishu
55322

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somscreen TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somscreen TV:

Share