Somscreen TV

Somscreen TV Waxaan shaashadaada kuugu soo gudbin doonnaa filimo & sheekooyin gaagaaban oo fariin xambaarsan
(1)

26/08/2026

Heesta Calanka iyo Iskuulka caalamiga ah ee Shine Academy.

Somscreen TV
Somscreen Bussines

25/08/2026

Iskuu;ka shine waa iskuul wanaagsan waana ku qanacsanahay waxabarashadiisa,mid ka mid ah waalidiinta dhalay ardayda waxkabarata iskuulksa Shine...

Somscreen TV

25/08/2026

Qaar ka mid ah aradayda iskuulka caalamiga ah Shine ayaa la weydiiyay ereyo English ah ayaga oo hingaad ahaan u sheegaya...@

Somscreen TV

25/08/2026

Waalidiinta in ay ayaga waxbartaan marabaan lakiin waxay rabaan in ay caruurtooda waxbartaan....

Somscreen TV

24/08/2026

Maalinta Jimcaha, xeebta Liido waxaa soo booqda dad aad u badan oo u yimaada dalxiis, dabaal iyo inay waqti wanaagsan la qaataan qoysaskooda iyo asxaabtooda.

Laakiin su’aashu waxay tahay: Sidee xeebta loogu diyaariyaa badbaadada dadka maalmaha ay dadku ugu badan yihiin?🚨

Somscreen TV

23/08/2026

Iskuulka Caalamiga Shine Academy ayaa qabtay xafladdiisa sannadlaha ah, Intii ay xafladdu socotay, maamulka Shine Academy ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo wada shaqeynta ka dhaxaysa dugsiga, waalidiinta iyo macallimiinta.

Sidoo kale, waalidiinta ayaa iyaguna ka hadlay doorka ay ku leeyihiin waxbarashada carruurtooda.

22/08/2026

MUUQAAL HORDHAC:
Xaflada sanadlaha ee iskuulka Caalamiga ee Shine Academy.

Somscreen TV
Shine International Academy

SAWIRO | LAST PART  | ✨ XAFALAD SANNAADEEDKA ISKUULKA ✨Waxaa si sharaf iyo farxad leh loo qabtay Xafladda Sannadeedka Is...
22/08/2026

SAWIRO | LAST PART | ✨ XAFALAD SANNAADEEDKA ISKUULKA ✨
Waxaa si sharaf iyo farxad leh loo qabtay Xafladda Sannadeedka Iskuulka Caalamiga ee Shine International Academy. 🎉🏫

Qaar ka mid ah ardayda galay kaalmaha h**e sanadkii tagay ayaa lagu abaaal mariyay sidoo kale waalidiinta dhalay ardayda ayaa u mahadceliyey Maamulka iyo Macalimiinta iskuulka caalamiga ah Shine...

Somscreen TV

SAWIRO | PART 2 | ✨ XAFALAD SANNAADEEDKA ISKUULKA ✨Waxaa si sharaf iyo farxad leh loo qabtay Xafladda Sannadeedka Iskuul...
22/08/2026

SAWIRO | PART 2 | ✨ XAFALAD SANNAADEEDKA ISKUULKA ✨
Waxaa si sharaf iyo farxad leh loo qabtay Xafladda Sannadeedka Iskuulka Caalamiga ee Shine International Academy. 🎉🏫

Waa maalin lagu xusayo dadaalka, horumarka iyo guulaha ay gaareen ardayda iyo dhammaan bulshada iskuulka.

Somscreen TV

SAWIRO | PART 1 | ✨ XAFALAD SANNAADEEDKA ISKUULKA ✨Waxaa si sharaf iyo farxad leh loo qabtay Xafladda Sannadeedka Iskuul...
21/08/2026

SAWIRO | PART 1 | ✨ XAFALAD SANNAADEEDKA ISKUULKA ✨

Waxaa si sharaf iyo farxad leh loo qabtay Xafladda Sannadeedka Iskuulka Caalamiga ee Shine International Academy. 🎉🏫

Waa maalin lagu xusayo dadaalka, horumarka iyo guulaha ay gaareen ardayda iyo dhammaan bulshada iskuulka.

Somscreen TV

Address

Seaport Street
Mogadishu
55322

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somscreen TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somscreen TV:

Shortcuts

Share