One Nation Media

One Nation Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from One Nation Media, News & Media Website, Muqdisho Media, Mogadishu.

Dr Ainanshe said o ka hawlgalla Guleed Specialist Hospital aya manta qaliin usameyey ilma yar oo qodaxwayne Mel halis ah...
03/08/2024

Dr Ainanshe said o ka hawlgalla Guleed Specialist Hospital aya manta qaliin usameyey ilma yar oo qodaxwayne Mel halis ah ka gashay
Wana ku guuleystay Dr ku asagoo isticmalaya qalab casria

Guleed Specialist Hospital  Waxa si  Habsami leh uga socota shaqada loo qabanayo Bukaanadda kala duwanwaxana Ka hawl Gal...
09/08/2023

Guleed Specialist Hospital Waxa si Habsami leh uga socota shaqada loo qabanayo Bukaanadda kala duwan
waxana Ka hawl Galla O qabilsan Cuduradda guud iyo dawaynta Neerfaha
IYO (Drkarkaar) O qabilsan Qaliinka Guud General surgeon

25/07/2023
16/07/2023

Bahalkaan o somalidu utaqaano Ayan kaso saarnay bukaan ay dhegta ka Gashay lana ildarnaa mudo asbuuc ah
Dr Ainanshe MBBS,MLS and ENT Experts



Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah culimada Puntland ayaa Masjid Hudda ee Garoowe kaga dhawaaqay in lagu jihaado w...
01/04/2023

Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah culimada Puntland ayaa Masjid Hudda ee Garoowe kaga dhawaaqay in lagu jihaado waxa uu ugu yeeray fusuqa kajira Garoowe oo ku tilmaamay inay ugu h**eeyaan isticmaalka khamriga,Dumarka isqaawiya oo soo badanaya iyo dawladd xumada jirta.

"Walaalayaalow wadankii waa laysugu soo galay si dariiqa nabiga u raacdaan jihaadka aan ku dhawaaqnay dhaqaalihiina iyo adinkiina uga qayb qaata "Ayuu yiri Shiikh Maxamuud .

One Nation Media

27/03/2023

Alle ha u naxariistee, taliyihii saldhiga galbeed ee caasimadda Garoowe laba xiddigle Axmed Cali Shire ayaa nin hubayan ...
26/03/2023

Alle ha u naxariistee, taliyihii saldhiga galbeed ee caasimadda Garoowe laba xiddigle Axmed Cali Shire ayaa nin hubayan toogtay aroornimadii h**e ee saaka oo Axad ah.

Ciidamada Booliska ayaa xaqiijiyay in markiiba ay gacanta ku dhigeen ninkii dilka geystay oo la sheegay in uu isticmaalay maandooriyaha Khamriga.

Saraakiisha Booliska ayaa sidoo kale sheegay in baaritaan lagu hayo shakhsiga dilka geystay, islamarkaana sharciga la hor-gayn doono.

Kooxaha isticmaala maandooriyaha khamriga ayaa ku soo badana magaalada Garoowe kuwaas oo sababa dhacdooyin amni-darro

26/03/2023

Lascaanood
Agaasimaha wakalada kilwe media
Weriye aden aya habeenimadi xalay kufsi u geystey gabadh yar oo barakacayasha ka mid ahyd.

Waxa magalada bosaso Seminar ku qaban doona   Ainanshe haji said kana kamida Bahda cafimaadka E  /Bari kaaso ay Ka faaid...
22/03/2023

Waxa magalada bosaso Seminar ku qaban doona Ainanshe haji said
kana kamida Bahda cafimaadka E /Bari kaaso ay Ka faaideysan doonan ardeyda jamacaddaha qaybta sheybaadhka iyo shaqalaha sheybaadkha ee ka hawlgala gobaha cafimaadka.

20/03/2023

Ty

Send a message to learn more

Ciidanka Beelaha cali jibrahiil iyo ciise maxamud  ayaa saaka dharbaaxo kulul ku dhuftay cidamada somaliland
18/03/2023

Ciidanka Beelaha cali jibrahiil iyo ciise maxamud ayaa saaka dharbaaxo kulul ku dhuftay cidamada somaliland

28/02/2023

Amaankii Caasimadda oo faraha ka baxay"

Address

Muqdisho Media
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when One Nation Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share