Abdifatah Gaas

Abdifatah Gaas News and media

  Madaxa bannaan Ee doorashooyinka Qaranka Ayaa Gebi ahaanba Ka Horyimid Magacaabistii Uu shalay Sameeyey Gudoomiyaha Go...
30/04/2026

Madaxa bannaan Ee doorashooyinka Qaranka Ayaa Gebi ahaanba Ka Horyimid Magacaabistii Uu shalay Sameeyey Gudoomiyaha Gobolka banaadir xasan muungaab.

29/04/2026

Dowlada federaalka ayaa Faah-Faahin ka bixisay Sababta Maamulka bari Looga reebay Mashruuc uu maalgelinayo Bank oo ay ku baxeyso lacag dhan .

24/04/2026

dekadaha iyo Gaadiidka badda xukuumadda Federaalka ayaa Si rasmi ah u diiwaan Gelisay markabkii Ugu Horreeyey Ee qaata Calanka .

23/04/2026

Guud ee Jamhuuriyada federaalka soomaaliya ayaa dib U Eegis ku sameeyey Heshiisyada kirada dhulka ee shirkadaha Shisheeye.

    ee Qaarada   ayaa noqday Wadanka ugu shidaal qaalisan dunida tan iyo markii uu billowday dagaalka bariga dhexe.Halki...
23/04/2026

ee Qaarada ayaa noqday Wadanka ugu shidaal qaalisan dunida tan iyo markii uu billowday dagaalka bariga dhexe.

Halkii liter oo shidaal ah waxa lagu iibinayaa 3.4 Dollar.

  Gobolka banaadir Ayaa Hanjabaad Culus U diray Mucaaradka isagoona Sheegay in Ay Gacan bir ah Ku qaban doonaan hadii ay...
23/04/2026

Gobolka banaadir Ayaa Hanjabaad Culus U diray Mucaaradka isagoona Sheegay in Ay Gacan bir ah Ku qaban doonaan hadii ay wax dhaqdhaqaaq ah isku dayaan 15 ka May 2026.

Mucaaradka ayaana wali wax jawaab ah ka bixin Hadalka ka soo yeeray Gudoomiyaha Gobolka.

  Jamhuuriyada Federaalka soomaaliya Xasan sheekh maxamuud ayaa la filayaa in uu maanta Xariga ka jaro dhismaha Cusub ee...
22/04/2026

Jamhuuriyada Federaalka soomaaliya Xasan sheekh maxamuud ayaa la filayaa in uu maanta Xariga ka jaro dhismaha Cusub ee wazaarada Dekedaha Soomaaliya oo dhawaan dhismo Cusub lagu sameeyey.

Mudo xileedka xasan sheekh lagu doortay Ayaa waxaa ka harsan dhowr iyo labaatan maalmood iyadoo Raizul wazaare xamze uu sheegay in mudada xilhaynta dowlada uu yahay muddo 5 sano ah taas macnaheedu yahay in ay sii joogi doonaan muddo hal sano oo dheeri ah.

Golaha mustaqbalka ee mucaaradka Dowlada ayaa iyaguna ka biyo diidan iyagoona sheegay 15 ka may wixii ka dambeeya aysan madaxweyne u aqoonsaneyn xasan sheekh maxamuud oo uu noqonayo madaxweynihii H**e ee dalka.
.

20/04/2026

Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya ayaa ka Qayb galay Madasha Diblomaasiyada Antaaliya ee dalka turkiga.

Madaxweynaha Ayaa sidoo kale Kulan gaar ah la yeeshay waziirka Arimaha dibada masar.

17/04/2026

Aan kaga Hadlay Doorashadii ka dhacday Dalka jabuuti.

Abdifatah Mohammed Gaas

14/04/2026

Qodi lahaa Shidaalka Soomaaliya Ayaa soo Gaaray muqdisho .

12/04/2026


Ayaa ka Hadlay xaalada Cakiran Ee u dhexeysa masar iyo itoobiya ee ku saabsan Webiga niilka.

Abdifatah Gaas

Address

Banaadir
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdifatah Gaas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share