Warsan News

Warsan News Social Entrepreneur

21/09/2025

DEG-DEG: Xildhibaan Jacfar "Dowlad aan la safano annaga ma aragno ee iska dhiciya garabkiina ayaan nahay...see more

12/09/2025

Taliyaha Guutada 24-aad CXDS G/le Diyaar Cabdisalaan Sheekh Cali iyo Guddoomiyaha Ceel-dheer Cabdi Baree oo ka warbixinaya dagaalkii saaka iyo xaaladda magaalada Ceel-dheer.

DEG DEG Khawaarijta AS ayaa Markale Dagaal ku qaaday Magaalada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud
12/09/2025

DEG DEG Khawaarijta AS ayaa Markale Dagaal ku qaaday Magaalada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud

12/09/2025

CEELDHEER KHAWAARIJ LTA SAKAY WAXAA LOOGU DHIGAY CASHAR LAMA ILAABAN AH GUUL XOOGA DALKA.

12/09/2025

DEG DEG Degmada Ceel dheer ee gobolka Galgaduud waxaa ka socda dagaal culus oo udhexeeya ciidamada xoogga dadka iyo kuwa deegaanka oo isku dhinaca iyo Khawaarijta AS.

11/09/2025

Dalxureeye

10/09/2025

Wasiirka arimaha dibadda Nepal gabadha lagu magacaabo Dr. Arzu Rana iyo gudoomiyaha golaha baarlamaanka Nepal ninka lagu magacaabo Sher Bahadur oo ayagoo dhaawac ah gacanta ugalay dhalintii dalka lawareegay.

10/09/2025

Wasiirkii arimaha gudaha Nepal. Asna waaku daayay asagoo qaawan.

Iiraan ayaa dib usoo celisay wada shaqeyntii ay la lahayd hay’addaa Tamarta Nukliyeerka (IAEA), kaddib heshiis cusub oo ...
10/09/2025

Iiraan ayaa dib usoo celisay wada shaqeyntii ay la lahayd hay’addaa Tamarta Nukliyeerka (IAEA), kaddib heshiis cusub oo shalay magaalada Qaahira ay ku saxiixeen wasiirka arrimaha dibadda Iiraan iyo agaasimaha guud ee IAEA.

Inta uu socday dagaalkii 12 maalin , waxay Iiraan dalkeeda ka saartay shaqaalaha IAEA oo kormeeri jiray xarumaha nukliyeerka Iiraan, kaddib markii Iiraan ay ku eedeysay in hay’adan ay u basaasto Israa|l , xarumaheeda nukliyeerka , balse wadahadallo waqti badan socday waxaa dib loo cusboonaysiiyay heshiiska wada shaqeynta labada dhinac.

10/09/2025

Israa|l ayaa habeenkii labaad xalay diyaarad aan duuliyaha lahayn ku weerartay doonta Alma oo ka mid ah doomaha ay la socdaan shaqsiyaad caan ah oo doonaya inay jebiyaan go’doominta Qasa oo ay gaaraan marinka, iyadoo labada weerarba ay doontan la kulantay xilli ay wali ku sugantahay biyaha dalka Tunisia.

Ruushka ayaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku weeraray gudaha dhulka Poland , iyadoo markii u horreysay isbahaysiga N...
10/09/2025

Ruushka ayaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ku weeraray gudaha dhulka Poland , iyadoo markii u horreysay isbahaysiga NATO uu ku dhawaaqay nidaamyadooda difaaca inay ka caawiyeen Poland ka hortagga weerarrada diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushka, sida ay sheegtay AP.

Ma cadda in weerarka uu ku socday bartilmaameed gudaha Poland ah, balse waxa la hubo ayaa ah inuu Ruushka tijaabo ku wado habka difaaca iyo isku xirka jawaabaha deg degga ah ee ka imaan kara NATO.

09/09/2025

Dhallinyarada dalka Nepal ee ku yaal koonfurta Aasiya , ayaa maanta waddooyinka ku cayrsaday oo jir dilay wasiirka maaliyadda dalkaa, Bishnu Prasad, iyagoo ku eedeynaya musuq maasuq iyo in hantida dadweynaha uu ku caawiyay siyaasiyiinta inay ku takri falaan, xilli muddo ka badan toddobaad uu dalka Nepal ka socdo bannaanbaxyo ay dhigayaan dhallinyarada oo doonaya isbeddel ka dhaca dalkooda, si ay uga baxaan musuq maasuqa iyo dawlad xumada ragaadisay.

Address

Taleex Maka-almukaraha
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warsan News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share