Abdirahman Ahmed Ga'al

Abdirahman Ahmed Ga'al Wararka aan halkaan ku baahiyo waa mid ani ii gaar ah

27/12/2025

MW Hassan Sheikh iyo Xubnaha Mucaaradka๐Ÿ‘€

27/12/2025

:- Beesha Xawaadle iyo dadka ku safra deegaanadooda dhib ay ku qabaan.

Aragtidaada๐Ÿ‘‡

26/12/2025

Somalia Somaali baaa leh

26/12/2025

{ูˆูŽู„ูŽู†ู’ ุชูŽุฑู’ุถูŽู‰ ุนูŽู†ู’ูƒูŽ ุงู„ู’ูŠูŽู‡ููˆุฏู ูˆูŽู„ูŽุง ุงู„ู†ูŽู‘ุตูŽุงุฑูŽู‰ ุญูŽุชูŽู‘ู‰ ุชูŽุชูŽู‘ุจูุนูŽ ู…ูู„ูŽู‘ุชูŽู‡ูู…ู’}

Yuhuudda iyo Nasaaraduna marna kaa raalli noqon maayaan ilaa aad raacdo diintooda.

26/12/2025

Sanad walbo oo Cusub Somaliland dhib jeclaa 2024 waxa ay bilaaben iyagoo leh bad ayaa siinay Amxaarada 2026 ma Yhud ayey raaceen๐Ÿ˜‚

26/12/2025

Mulaaxo waxbaa ku dhacay๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

25/12/2025

Waa wasiiru Dowlaha wasaaradda Gaashaaniga.

Ka Sheekeey hee๐Ÿ˜‚

25/12/2025

Ka Sheekeeya heee๐Ÿ˜‚

25/12/2025

Wixii aad balan qaadeen ayuu Birmadaha rumey waqtigiina Sugta Mucaardow๐Ÿ˜‚

25/12/2025

Maxaa iska badalay Sharcigii doorashada soo gudiga horay uma oran ma Codeyn karo qof yar saakay safaka waxaa lagu arkayaa dad da'yar ah.

Maxaa yaab isdabayaalaa!

25/12/2025

Dr Hassan Mohamed Hussein Muungaab waa codeeyay

24/12/2025

Berri aakhiradiin kafakira dadka Codeynayow

Address

Mogadishu

Telephone

+252617477632

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman Ahmed Ga'al posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share