Dhogon media

Dhogon media Media

03/02/2024

Ciidanka deegaanka beesha cayr ayaa gaaray furimaha h**e ee Gamudug.

21/01/2024

Alaha u naxariisto Gaadhaanle Suulnuuge

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Dhoore oo fulinaya amarka M...
21/01/2024

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare Ee Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Dhoore oo fulinaya amarka Madaxwaynaha Dawlada Galmudug Mudane Ahmed Abdi Kaariye ayaa ugu magacdaray Dugsiga hoose/dhexe iyo Sare ee Degmada Xaradheere Shahiid Taliye Cabdi Maxamed Suulka (Suulnuuge)

ujeedka ayaa ah si loo maamuuso halyeyga Soomaaliyeed Abdi Maxamed Suulnuuge oo u dhintay sidii shacabka Soomaaliyeed uga xoroobi lahaayeen caddowga ummada Soomaaliyeed ee Khawaarijta Al-shabaab.

Madasha Soomaaliya iyo dalalka safka h**e  ka furmay Muqdisho ayaa diiradda lagu saaray wejiga 2baad oo lagu wajahayo la...
05/04/2023

Madasha Soomaaliya iyo dalalka safka h**e ka furmay Muqdisho ayaa diiradda lagu saaray wejiga 2baad oo lagu wajahayo la dagaalna Al-shabaab waxaa ku soo biiray saraakiil, Djibouti,Ethopia iyo Kenya, waaxaa goobta shirka ku sugnaa Wasiirka Gaashaan dhigga Cabdulqaadir Maxamed Nuur.

22/02/2023

Xildibaano heer Federal iyo Heer State ayaa soo gaaray Degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug.

Xildhibaan Ilyaas, Xildhibaan Cabdi Samad Macalin Maxamud, Senator Abdikakiin Macalin iyo Wasiir Dowlaha Wasaarada Tamar...
21/02/2023

Xildhibaan Ilyaas, Xildhibaan Cabdi Samad Macalin Maxamud, Senator Abdikakiin Macalin iyo Wasiir Dowlaha Wasaarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Wasiir Axmed iyo Wasiirkii h**e Ahmed Faafaale ayaa booqasho iyo indha-indhayn ugu tagay Dekedda oo 20km u jirta Degmada Xaradheere.

Xildhibaan Ilyaas, Xildhibaan Cabdi Samad Macalin Maxamud, Senator Abdikakiin Macalin iyo Wasiir Dowlaha Wasaarada Tamar...
20/02/2023

Xildhibaan Ilyaas, Xildhibaan Cabdi Samad Macalin Maxamud, Senator Abdikakiin Macalin iyo Wasiir Dowlaha Wasaarada Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Wasiir Axmed ayaa soo gaaray Degmada Hobyo, waxaana soo dhoweeyey Wasiir Dowlaha Wasaaradda arimaha gudaha Galmudug.
Masuuliyiintaan ayaa safarkoodu ku qotomaa dhiiri gelinta ciidama kala duwan ee jooga deegaanada Hoos yimaada Degmada Xarardheere.

20/02/2023

Xarig jarka Mashruuca Barwaaqo oo horay uu magaciisu u ahaa Biyoole Project ayaa xalay Madaxweynaha Galmudug ka daah furay Caasimadda Galmudug e Dhsumreb.

19/02/2023

Muuqaalkii ugu Cajiibsanaa ee Caasimadda Muqdishu

Send a message to learn more

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta deeq xoolo ah oo loogu talagalay cii...
18/02/2023

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta deeq xoolo ah oo loogu talagalay ciidanka ku sugan degmada Xarardheere wuxuu kala wareegay waxgaradka beesha Saruur ee degta magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug oo dhawaan laga xoreeyey Khawaarijta.

Wasiiro ,Xildhibaano iyo Saraakiil ciidan ee Besha Cayr kuna sugnaa Xaradheere qaybna ka ahaa Xoraynta deegaanada hoos t...
18/02/2023

Wasiiro ,Xildhibaano iyo Saraakiil ciidan ee Besha Cayr kuna sugnaa Xaradheere qaybna ka ahaa Xoraynta deegaanada hoos taga degmada Xaradheere ayaa u rooqaansaday dhanka Galbeed ee Deegaanka ilbir.

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa xarigga ka jaray Dugsiga sare ee barashada culuumta xannaanada x...
17/02/2023

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi kaariye ayaa xarigga ka jaray
Dugsiga sare ee barashada culuumta xannaanada xoolaha ee Guriceel.

Madaxweynaha waxaa xarig jarka ku wehliyay Mamaulka Gobalka Galgaduud iyo mamaulka Degmada Guriceel.

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhogon media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category