Shoobare

Shoobare waa boga rasmiga ah ee kayga
yuusuf mudiin suubiye

soomaali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Welcome

15/09/2025

Celebrating my 3rd year on Facebook. Thank you for your continuing support. I could never have made it without you. 🙏🤗🎉

15/09/2025

Waa dhaqan loga dhaqmo wadamo African ah
Bal soomalia dhaqan noocee ah ayaa lagaga dhaqmaa marka gabar la soo doonanayo
Shoobare

10/05/2025

Asc reer hirshabeele

Naguma matelyo arinta uu sheegaayo ninkaan hir_shabeele waxa ka jirana Dadka deeganku waa ay ogyihiin soomaalina waa ogtahay anaguna waan ognahay

Ninka diidan in mashruuc laga hirgeliyo gobolka hiraan waan garanay ee waayo

Ninka diidayo in wadadii jowhar iyo Airport ka laysku xiro mashruucii ahaa

Ninka diidan in shabeeladii_dhaxe_somalia laga saaro cadawga oo ku bixiya lacagta oo gacanta cadawga u geliyay deegaanadii laga saaray 2year ago ee

Aadan yabaal
Ceel baraf
Miirtaqwe
Caadley
Ceel bacad
Ruun nirgood
Alkowther
Cali guduud

Waayo

Ninka ka shaqeeynaaya isku dirka beelaha walalaha ah ee wada dega shabeelada dhaxe& hiiraan waayo

Ninka isbaarada dhigta islana saxan waayo

Ninka hor_mar u diidan oo mashruucyadii ay lahaayeen bulshada iyo maamulkaas kaligiis lunsaday waayo

Ninka maalinba magcaabis wax qabad la,aan ah ee warqadaha Tira beelka ah xafiiska ka buuxsaday waayo

Ninka hay,adihii dowliga ahaa ee hirshabeele laheed kala fogeeyay waayo

Ma jiraa maanta ciidan hirshabeele leedahay oo ka howl_gala deeganada hir_shabeele oo mideysan

Runta aan isku sheegno inta aan nin jecleysi meel soo dhigno

Aan duubka u wada xirano sidii loo heli lahaa hir_shabeele lagu mideysanyahay hormarna u jiheysan

Aan ka wada shaqeyno sidii deeganada si isku mid ah oo mideysan looga xureyn lahaa cadawga AS loona gaarsiin lahaa adeegii dowladnimo oo dadkaas u baahnaa

Taageero indha la,aan ah ee xaan cunaa ku egna Ka gudubno

W/T /W/W/W
Shoobare

26/04/2025

Khaliif c/qaadir mo,alim nuur hogaamiye daacad ah

26/04/2025

Soomali iyo reer kaaraan

19/03/2025

H

Address

Ruun Nirgood Distract

252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shoobare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shoobare:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share