Celbarde Tv

Celbarde Tv Celbarde Tv 📺

Xoghayaha guud ee Ha'ayada Caafimaadka Adduunka, Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa sheegay in Garsoore Cumar Cartan uu u ...
09/06/2026

Xoghayaha guud ee Ha'ayada Caafimaadka Adduunka, Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa sheegay in Garsoore Cumar Cartan uu u socday inuu sameeyo taarikh, isagoo noqday garsoorihii ugu horeeyay ee Soomaaliyeed ee heerkaad gaadha isla markaana loo aqoonsado inuu noqday mid kamid ah garsooreyaasha ugu wanaagsan qaarada Afrika.

Tedros Adhanom ayaa yidhi "aad ayaan uga xumahay inaan maqlo arrintan, Cumar waxaad gaadhay heerkii ugu sareeyay ee xirfadaada, waxaadna dhiirigalisey oo tusaale aad u noqotey jiil dhan oo Soomaaliyeed.'

Xoghayaha guud ee wuxuu sidoo kale xusey in Dunida oo dhan ay garab taagan tahay Cartan isla markaana is hortaaga uu Mareykanku ku sameeyay aysan waxba u dhimeyn magaca uu sameeyay.

This is yet another shameful display of bigotry coming from The federal government of Somalia Omar was coming to America as a world-respected referee for the World Cup FIFA, and had a valid visa. There is no real reason why he was denied entry?

This is supposed to be a time in which we are putting away our differences and uniting globally through soccer. Instead, President Donald J. Trump, is once again embarrassing this nation on the world stage.

As an American elected official, I am so sorry you had to experienexperienc Omar Abdulkadir Artan, I, along with millions across the world, stand in solidarity with you. So plz support https://gofund.me/d38684de2.

Dowladdu waa in ay hormariso Gobolka Afdheer oo ah meelaha ugu hooseeya deegaanka soomaalida
09/05/2026

Dowladdu waa in ay hormariso Gobolka Afdheer oo ah meelaha ugu hooseeya deegaanka soomaalida

mahadsanidiin DHOGOR MEDIA
03/05/2026

mahadsanidiin DHOGOR MEDIA

10/04/2026
Wasiir Qabdiid Cabdi Haji iyo Ugaas Hoodo Ugaas mahad waa hormuudka bulshada Cadaadle ee la doorto si aqlabiyad leh 2018...
14/03/2026

Wasiir Qabdiid Cabdi Haji iyo Ugaas Hoodo Ugaas mahad waa hormuudka bulshada Cadaadle ee la doorto si aqlabiyad leh 2018T.I

Address

Elbarde District
Mogadishu
1

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Celbarde Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Celbarde Tv:

Shortcuts

Share

Category