Mo Qani

Mo Qani اللهم إني أسألك حسن الخاتمة 🥰

⚽️❤️
13/07/2025

⚽️❤️

29/06/2025

Cajiib Runtiii waa sawir qof walbo oo somaliya ku koray uu xasuus gali doono..

29/06/2025

Halkaani waa cabudwaaq dadkaas waxey Agtaagan yihiin ninka xabada ridaayo isaga ma dhagax ayaa lagu soo ridaya oo ay ka gaban karaan ree cabudwaaq dagaalka ciyaar camal yey u dawanayan😅

28/06/2025

Annaga siyaad barre ayaan barqo cad diiranay walow uu qaladaad badan ay bulshada ka tabaneysay jireen wax aaan cuqubo ahayn k**a faa'idin Argagixiso barakac qaxoonti tahriib iyo siyaasiyiin dhiig miirato ah iyo amni darro ayan ka faa'idnay

marka reer jabuuti Nabadiina iska xajista ayagana waxaa qurux badan iney xilka umada ku wareejiyaan cimri uma dhine oo cuqubada somali ku dhacday aysan ku dhicin..

Mo Qani

28/06/2025

Odeyga passport iyo lacagta markii tusay wuu isbadalay..

Salama saaxiboyaal.Mo Qani
23/06/2025

Salama saaxiboyaal.
Mo Qani

18/06/2025

Aabo iyo wiilashiisa oo si sharaf ah ku bixiyey gabadhooda masha Allah.. Mo Qani

Sanadba sanadka ka dambeeya waxaad arakey xeelada cusub oo ay ardeyda la imaanayen..Allaha u fududeeyyo dhamaan arday sa...
17/06/2025

Sanadba sanadka ka dambeeya waxaad arakey xeelada cusub oo ay ardeyda la imaanayen..
Allaha u fududeeyyo dhamaan arday sanadkaan imtixaanka kaleyso.

16/06/2025

Masha Allah gabdhaha mudan in la dhiirigaliyo waa kuwaan oo kale...

"Waxaan ahay nin ehelkii.""Inti faac ka sugayoo.""Aan wali abaal marin.""Aabo iyo hooyo."Mo Qani
15/06/2025

"Waxaan ahay nin ehelkii."
"Inti faac ka sugayoo."
"Aan wali abaal marin."
"Aabo iyo hooyo."
Mo Qani

15/06/2025

Ku naso qowlkii Eebe..❤️

15/06/2025

Aniga raga kuma daydo dumarka ayaan ku dayda.
Wayahaye halkee ku tirna bal.. See more

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mo Qani posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share