Yasin Adan

Yasin Adan This is my official Page
DOOGEY NAADUWAA
Muwaadin Soomaaliyeed🇸🇴 Everyone Is Welcomed In This Page

26/08/2026

Loollanka Dunidani waxa uu la bilowday abuurkii Nabi Adam markii uu Ibliis diiday inuu u sujuudo Adam, isla markaana goobtii iyo goortii ka bixiyey ogeysiinta colaaddiisa aan dhammaadka yeelan doonin ilaa Qiyaamaha.

Dagaalka Ibliis bilaabay raadkii ugu horreeyay waxaa uu muuqday markuu Adam iyo Hawa ka barakiciyay hoygoodii ay ku nimcaysnaayeen Jannada.

Saameyntiisa labbaad ee ugu waynayd waxaa ay soo shaac baxday markuu isku dhuftay labbadii ilma Nabi Adam Haabiil & Qaabiil.

Dilka ka dhex dhacay labbada wiil walaalaha ah ee ilma Nabi Adam waxaa uu ahaa mid ku salaysan damac daneed oo shakhsi ah (Gabar) oo koodii gardarada waday uu ku doonayey sadbursi.
Sideedaba Dunidaan laguma hormari karo Conflict Theory, ee waxaa lagu hormari karaa Cooperation Theory.

Address

Mogadishu
VERIFIED

Telephone

+252615696459

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yasin Adan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Yasin Adan:

Shortcuts

Share