Jeega media

Jeega media Tasho, Tacbo, oo rabbi Talo saaro.

28/11/2024

Waxba ma aqaan soomaalidu waaba ka faanaan🀣🀣

25/11/2024

War ninka maxa helayπŸ˜‚πŸ˜‚

25/11/2024

Bal ninkaan daawo xadiithka uu sheegayo.

Saxaabi ayaa weydiiyey nabiga NNKH inu u sheego wax uusan cid kale weydiin doonin, ka dibne nabiga ayaa yiri ''Allaha ku abuuray rumee ka dibne shareecada ku dhaqan,,

16/11/2024

Video cajiib ah iyo talo walaasheen Amal

15/11/2024

Adne ma wareertay 🀣🀣

13/11/2024

Dun iyo duruuf

"Markaan ka jawaabeyno taleefanka, waxaan caadi ahaan niraahnaa 'Hello'. Laakin waa maxay Hello?Waxa laga yaabaa inay da...
05/10/2024

"Markaan ka jawaabeyno taleefanka, waxaan caadi ahaan niraahnaa 'Hello'. Laakin waa maxay Hello?

Waxa laga yaabaa inay dad badan la yaabaan inay ogaadaan in 'Hello' aanay ahayn salaanta oo keliya, ee ay tahay magaca qof gaar ah. 'Hello' run ahaantii waxay ahayd magaca gacaliye Alexander Graham Bell, Margaret Hello.

Bell, oo ah hal-abuurihii talefanka, waxa uu isticmaalay 'Hello' sidii erayga ugu horreeya intii lagu jiray tijaabada bilawga ah ee ikhtiraaciisa. Hadalkan fudud waxa uu si degdeg ah u noqday furitaanka caadiga ah ee wicitaannada

Jimca Karim Asxapta halkaan aanku walalownay
06/09/2024

Jimca Karim Asxapta halkaan aanku walalownay

03/09/2024

𝐘𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐱 πͺ𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧𝐚𝐲 π₯πšπ›πšππ¨π¨ππšπŸ˜‚

02/09/2024

Darawallada somalidu ma yaqanan calamadaha wadooyinka🚦πŸš₯😁

02/09/2024

Xabashi yaa u sheega

Ninkaan hadaladiisii mxa ka xasuusataaπŸ˜‚                     -KingOjalia
26/08/2024

Ninkaan hadaladiisii mxa ka xasuusataaπŸ˜‚
-KingOjalia

Address

Street Warshadaha
Mogadishu
252

Telephone

+252612177932

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jeega media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jeega media:

Share