Iftiin Nation

Iftiin Nation Lighting the path to change ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด. founded by Yasir Hersi

18/11/2025

1) Doolow, Gedo, Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

17/11/2025

I had an agreement with my former BOSS!!

13/11/2025

Fahad Yasin โ€œ Aqoon iyo Qibrad amni h**e ma laheynโ€

Somalia is partially ready, but the path to full readiness is still unfinished.
28/08/2025

Somalia is partially ready, but the path to full readiness is still unfinished.

17/08/2025

Jubbaland ta cusub waa filasho fiyoow iyo waa cusub oo u dhalan doonno guud ahaan reer jubbaland, kasoo biloow gees ila gees, shacabku waxay u hilow qabaan hoggaan cafimaad buuxa qabbo, kana awdan qalaalaso siyaasadded iyo mid amni guud ahaan gobaladda JL,

Dowladdan cusub ee lagu dhisaayo GARBAHAREY waxay mesha ka saari donta nidaam 13 sanno ku dhisnaa xukun marooqsi iyo metalaad laโ€™aan, taaso wali ay u dheertahay qorshe laโ€™aan iyo qowleysto ka macaashtay dhiigga guud ahaan shacabka JL.

Waaga cusub ee ka baryi doonno GARBAHAREY waxuu ifka kuso kordhin doona Jubbaland ay dadkeedu midanysanyihin 13 sanno kadib, iyo metalaad ka duwan tii h**e.

Waa fursad ay shacabka Jubbaland ay ku heli donaan dowlad matasha, mideysa, isla markaana ka shaqeysa horumar iyo nabad waarta.

Sorry Ustaad ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ญ
13/06/2025

Sorry Ustaad ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ญ

30/05/2025

DHALINTII SYL IYO KUWA MAANTA 2025.
________________________________________
Syl waxaa gacnta ku haayey Dowlada shisheeye oo somaliya rabay in ay gacnta ku sii dhigaan si ay u gaarsiyaan dowlnimo mudo sanado , waxaana aasaaskeeda raalli ka ahaa ingriiska , aqoon ma lahyn waa run oo xita luuqadda English Hal qofka k**a aqoon ila Wiil Michael Marino la dhaho oo Somali Italian ah ma ahe asna luuqadda ahaan ayuu u caawin jiry balse golaha Kuma jirin, marka uso laabta dhalinyaradda maanta garab k**a heystaan dowldii u mdxda ahyd, qoladii mataleysay, Sido badnkooda dhalinyaradda waa iska dayacayihin kadib dagaaladdi dalkaan ka dhacay awgiis oo ay eheladoodi kuwoodi waxtarka laha ku wayeen, marka qofka Somaliga ah ee dhalinyaradda ah ee arko in aan cidiba u daneyneyn ba in ay ka daneystaan oo ay dhacaan ama ay dilaan moye, muxu yahay aqliga uu kuso biirin karo dalkiisa, mushkiladda kale ay dhalinyaradda maanta heysto waa in ay ku noolyihin bulsho qabyaalad xun oo ay masuul ka yihin moryaan laaynaayo dhalintii haldoorka u aheyd si qabileysan, iyo Oday ama kaabe qabileed ama se sida la dhaho Oday dhaqmeed difaacyo nin Kii gafka geystay, Marka dhalinyaradda dhanwalba laga dulmiyey oo ad ka loo abuse gareyy, Malin h**e koox dhalinyaradda bajaj layasha kamid ah oo ka cabanyey in canshur bila wax qabad lagu kordhiyey kadib na ka dhiidhiyey balse loogu bedalay xabad nool, dhalinyaradda waa in ay kaso baxaan daarka qabyaaladed oo ay koox gaar ah oo danley ugu jiraan , ilahy xogeena Hana t***n Hana ka dhigo raxmaanka mid aan dib u dhac u keenin dalkaan iyo dadkiisa balse taas bedalkeeda horseeda oo baraara iyo barwaqo iyo wallnimo umadded noo horseedo.

Yasir Hersi Jama

29/05/2025

Wasir Hore||Aqoonyahan Cali Xaaji " Somaliya Waxa isku heysto ma aha sharciyad iyo nidaam ee waa shaqsiyaad ".

Somalia is for all Africans, Welcome to ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด legend Emmanuel Adebayor
28/05/2025

Somalia is for all Africans, Welcome to ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด legend Emmanuel Adebayor

28/05/2025

maanta heysta dhalinyarada Soomaaliyeed ma ahan mid muuqda oo lagu arko ciidamo shisheeye, balse waa gumeysi maskaxeed, waxaana uu leeyahay laba waji:

1. Qabiil lagu beero oo maskaxda lagu shubo taas oo dhalinyarada lagu xiro silsilad aan la arki karin, si ay ugu adeegaan siyaasado ku dhisan nacayb iyo kala qoqob.

2. Ka fogeynta masiirka dalka โ€“ iyadoo loo sheegayo in aysan wax saamayn ah ku lahayn mustaqbalka Soomaaliya, si loo yareeyo rajadooda iyo ficilkooda wax-ku-oolka ah.

Maanta waxaad arkaysaa dhalinyaro badan oo loo adeegsado sidii xaabo siyaasadeed, loogu adeegto dano gaar ah oo salka ku haya qabiil, colaado la hurinayo, iyo nacayb qaran dumis ah.
Suโ€™aasha muhiimka ah ayaa ah:
Haddii dhalinyarada Soomaaliyeed aysan maanta garan doorkooda iyo mas'uuliyadda ay u leeyihiin dalkooda, yaa u maqan Soomaaliya?

Ma odayaasha siyaasadda burburiyay, kuwaas oo kala qeybiyay ummadda?

Ma dalaaliinta danaha shisheeye, kuwaas oo u adeegaya dano aan Soomaali ahayn?

Ma kuwa shaarka diinta huwan, laakiin diinta u adeegsada burburinta bulshada?

Mise waa dalalka shisheeye ee danahooda dhaqaale ku fushada burburka iyo kala fogaanshaha Soomaaliyeed

Waqtigu ma sugi doono dhalinyarada.
Waa inay garowsadaan in ay yihiin xoogga, maskaxda, iyo mustaqbalka dalka.
Haddii aan maanta la istaagin, berri la ma joogi karo.

Dal aan dhalinyaradiisu feejignayn, wuxuu u dhowyahay in mustaqbalkiisu leexdo.

Yasir Hersi Jama

Address

Mogadishu

Telephone

+252617644135

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iftiin Nation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Iftiin Nation:

Share