Jamaacada Shiekh Yusuf Direed

Jamaacada Shiekh Yusuf Direed kusoo dhawada page Kan oo aan kusoo gudbino qeerka iyo wacdiyada

22/10/2025

Kuraaxysta saliga mabiga scw ❤️💯🙏

Al maadix Shiekh muxamed cabdi Barre

19/10/2025

Waa qiso dhaxda martay shiikh xuseen cade

iyo

shiikh Cali muumin alaha unaxariisto dhamaantood

sh maxamed wacdiyow

16/09/2025

أروع قصيدة في الذوق والإجلال ، #مطلعھا

صل يا رب على. خير خلق احمد

#ومنشدھا: عبد كاف عرتن

14/09/2025

Al maadix shiekh Haytami Macallin Axmed Caalin shiekh khayre mucalim Axmed oo qaadaya nabi amaan aad umacaan

fans

13/09/2025

Digri xadro ah oo aad umacaan xaflada mawliidka ee lagu weynenayo xabiibkena muxamed N.N.K.H

13/09/2025

عليك الله صلى دواما. يا سيدي يارسول الله
Almaadix shiekh maxamed khaasim [ skiekh Armiye ]
Oo kuluuqeynaya Amaanta xabiibkena muxamed N.N.K.H

13/09/2025

Xaflada mawliid oo lagu qabtay madarasatul hudaa oo kutaalo magaalada dhuusamareeb taaso lagu tacdiiminayo nabigena muxamed N.N.K.H

13/09/2025

Xafladii mawliid ee kadhacday mawleca shiikheyna shiikh yusuf direed

13/09/2025

Masaail muhiim ah oo dadka badan kood ee wahaabi si khalad ah ugu iftooden ama u fahansiiyen

fans

12/09/2025

yaa naga nasiib badan haddaan isku helnay Habiin jumco ah, Bil mowliid, Masjidkii Jaamica ahaa ee Guriceel iyo Sheikh Saciid Maadix????

14/08/2025

Suaalo iyo jawaabo muhiim ah oo lawwydiiyay mucalim maxmuud shiekh xassan faarax
;

fans

Dr Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Qaahira UGA Qayb galay Shirka Muftiyada Islaamka ee la Socda Dalka Masar asago...
12/08/2025

Dr Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa Qaahira UGA Qayb galay Shirka Muftiyada Islaamka ee la Socda Dalka Masar asagoona Ku matalaya Shacabka iyo Dawlada Soomaaliya.

Xigasho Hon Seyid Omar Abdi Osmaan

Address

Https://maps. App. Goo. Gl/xDpGagZYeSHNJrWv 9
Mogadishu
JAMAACATUREERSHIIQYUSUFDIREED

Telephone

+252624377047

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jamaacada Shiekh Yusuf Direed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share