Eng Abdulkadir

Eng Abdulkadir Soodhawow

23/08/2026

Halis baaro

22/08/2026

Yaa xoogay maryan axmadeey

"Xaaskeyga iyo hablaha aan dhalay iyo kuwa aan walidka u ahay waanka joojiyay ineey dawadaan gabadhaan lagu magacaabo so...
22/08/2026

"Xaaskeyga iyo hablaha aan dhalay iyo kuwa aan walidka u ahay waanka joojiyay ineey dawadaan gabadhaan lagu magacaabo sowda qaalib sababtoo ah waxeey ka shekeeysaa waa wax maali yacni ah sida gabadh nin dilay naag wax sumeysay wiil hoyadiis dilay gabadha hoyadeed qiyaantay oo uur yelatay macsi iyo sino waxaan eheen maka sheekeyso naagtaan lagu magacaabo Sowda qaalib.

"Shiikhaan ayaa ka digay ineey dawadaan dumarka sowda qaalib asigoo umadda Soomaaliyeed u sheegay in hablaha yaryar la baraayo qayaanada waalidka.

:Khaalid Mohamed.

22/08/2026

Lamaane shidan😀🤣🤣

22/08/2026

Habeenka ugu horeyo arooska

22/08/2026

Qarxiska maryan axmadey ma aragtau???🤣🤣😅🤣😅🤣😁🤣😁🤣😅🤣

21/08/2026

Sheikh mise sheydaan? 😅😁🤣😁🤣

21/08/2026

Tijabo fashilantay

Appkaan waa free 💯 nuuc waliba film 🎥 ah waa ka helee xitaa xayeesiin malahan igu  wlhi
19/08/2026

Appkaan waa free 💯 nuuc waliba film 🎥 ah waa ka helee xitaa xayeesiin malahan igu wlhi

App free ah❤️Qoladaayada IPhone ka haysata badanaa app free ah ma helaan, sidaa awgeed sanado badan waxaan ku dhibnaa fi...
19/08/2026

App free ah❤️
Qoladaayada IPhone ka haysata badanaa app free ah ma helaan, sidaa awgeed sanado badan waxaan ku dhibnaa filimada iyo musalsada aan Netflix ku jirin meel aan ka daawado, taasi waxay igu qasabtay inaan taleefan Android ah oo filimada bes ah qaato.

OnStream iyo egybest oon aad ugu xidhnaa baa hawada ka baxay, ugu danbayn se wxn helay appkaan oo si free ah macalaa IPhone ka aad ugu isticmaali karto, waanan tijaabiyay oo ku dhawaad bil baan taleefankayga IPhone ka ku isticmaalaayay.

Ilasoo tijaabiya oo iisoo mahad naqa😅

Address

Taleex
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Abdulkadir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share