More information is always better than less. When people know the reason things are happening,
24/07/2025
Cumarey Iyo Gacal Waxaa Idin Kugu Maqan oo Aad Dhacdeen Hubkii Beesha Biimaal Waxaadna Ku Aadeen Yurub Welina Beesha Ayaad Rabtaan
In aad Dhaawac U Geysataan Mana La Idin Ka Aqabaalaayo.....
BMG Somali TV.
24/07/2025
Beesha Biimaal Ayaa Ku Tilmaantay Cumarey
Iyo Gacal In Ay Yihiin Shaqsiyaad U Adeegaya Beelaha Habargidir Iyo Abgaal Waxyana Hada
Ku Howlan Yihiin Sidii Loo Burburin Lahaa Midnimada Beesha Biimaal Iyadoo Beesha Ay Iclaamisay Kulan Iyo Baaanabax Weyn Oo Looga Soo Horjeedo Shirkii Been Abuurka ahaa Ee Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho.
Beesha Biimaal Ayaa Ciyaar dhaqameedkan Ku Nooleeysa Shuhadadii Ku dhibatay Dagaalkii
Taliyaaniga Iyo Biimaal Si Maskaxda Bulshada Baaqi Ugu Ahaadaan.
BMG Somali TV.
22/07/2025
Shirkada Hormuud Ayaa Maalgalisay Shirkii Shalay Lagu Dilay Magacii Beesha Biimaal Lacagta Shirkada Hormuud Ay Bixisay Ayaa Gaareysay Lacag Dhan 17 Kun Oo Dollar Waxayna Heshiis La Saxiixatay Shirkada 5 Qof oo Magacyadooda Lagu Sheegay 1) Gacal 2 ) Macalin Barre 3 ) Timagaduud 4) Cumarey 6 ) Abdullahi Abdirahiim
Warbixinta aan Helnay Ayaa Sidoo Kale Sheegeysa In 5ta Qof ee Aan Mahacayadooda Kor Kusoo Xusnay Isku Khilaafeen Lacagta Ay Shirkada Hormuud Kasoo Qaadeen Welina Khilaafka Aan La Xalin.
Faahfaahin Goordhow.. BMG Somali TV.
22/07/2025
Odayaasha Dhaqanka Beelweynta Ismiin Biimaal Oo Maanta Kulan Ku Yeeshay Magaalada Muqdisho Ayaa Si Adag Uga Horyimid Shirkii Shalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho Iyagoo Ku Tilmaamay Shirkaas In uu Ahaa Mid Been Abuur Ah oo Lagu Doonayey In Lagu Dilo Magaca Beesha Biimaal.
BMG Somali TV.
21/07/2025
Gudoomiyihii H**e Ee Degmada Marka Ayaa Ka Warbixiyay Qaabka uu U Dhacay Dilka Taliye Faarax Xuseen Qayliyow Ee Maanta Lagu Dilay Magaalada Marka.
BMG Somali TV.
21/07/2025
Guud Ahaan Beesha Biimaal Ayaa Ka Hortimid Shirkii Maanta Ay Qabteen Shaqsiyaad Beesha Dambi Weyn Ka Galay Waxaana La iclaamay Kulan Weyn oo looga Soo Horjeedo Shirkii Maanta Lagu Doonaayay In Lagu Dhaawaco Magacii iyo Masiirkii Beesha Biimaal.......
BMG Somali TV.
16/07/2025
Beesha Biimaal oo Israacday Daawada Dantooda
U Heshiiyay Bal Daawada Illaahey Darajeeyay Daawada.
BMG Somali TV.
16/07/2025
SHIRTA: Ciyaar Dhaqameed, Sanadkasta Laga Qabto Dhamaan Deegaanada Beesha Biimaal.
Shuhadadii Ku dhibatay Dagaalkii Taliyaaniga Iyo Biimaal Iyo Hogaamiyaashii Ayaa lagu Nooleeyaa Xusuustooda Ciyaar Dhaqameedkaan Si Maskaxda Bulshada Baaqi Ugu Ahaadaan.
BMG Somali TV.
16/07/2025
1XBet Promo Code: NISA31
Ku Bixi, Ku Guuleyso! Isticmaal Code-ka: NISA31
Si Aad u Hesho Bonus Sare + Sarif fiican! 1xbet
📞 La Xiriir: 0611012599
12/07/2025
Qof Iyo Cod hadii Ay timaado Yaad Codkadda Siin laheyd 1) 1) .
Ama Yaa codkadda leh 2026.
Be the first to know and let us send you an email when BMG Somali TV. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.