
02/10/2024
Aniga Foden no1 ii ahaa all the time sababto ah kooxdi soo saartay world class players oo badan na heysato ayuu ka wada fiicnaaday bandhig ahaan horyaalkana ku guuleystay.
Palmer kusoo xigo isagana bandhig ahaan aad ayuu u fiican yahay laakin waxaa ka maqan in uu ku hogaamiyo kooxdiisa koob weyn like PL
Bukayo ilaa hadda sabab lagu rate gareeyo ma garanaayo sababto ah ilaa hada ma arkin isagoo kooxdiisa shafka u garaacanaayo sida Foden iyo Palmer sameeyeen season ki h**e oo kale. Arsenal oo lagu dhagan yahay 3 gool oo dhaliyay ayay ku badiyeen iyadoo la dhahaayo ma arkin
1 ila 4 kala galiya si cadaalada.
Sababtana soo raaciya ✍️