06/10/2023
CAAJIS MUXUDIIN XASAN CADOW { }
oo cadeeyay fal xun oo shalay lagula kacay.
Runtii waa wax lala yaabo in #2023 la isku handado qoray caradiisa oo waliba loo isticmaalo qof walalka ah oo ka fakir duwan iyadoo u jedku yahay in la dafiro
xaq qofkale oo walal ah uu leyahay laguna been abuurto dad manta aduunyada an joogin.
intaas kadib waxan ugu baaqeyna dadka shalay wax qalday inee sharciga isku difaacan qorayagna mel iska dhigaan.