XAMAR MEDIA Network

XAMAR MEDIA Network waa page ka hadla Siyaasada , Sportiga , Arimaha qoyska
Fadlan Follow dheh

30/03/2024

1: Deen cafin✅️,
2: cuna qabateenka hubka oo la qaday✅️
3: ku biirada midowga bariga Africa✅️
4: dhamaystirka Dastuurka✅️

Rahma waxey Xaajigeeda Ka Codsatay inuu furo ,   Balse Waxey diiday iney Sababta Sheegto ilaa laga furaayo. Goobtu waa M...
24/03/2024

Rahma waxey Xaajigeeda Ka Codsatay inuu furo , Balse Waxey diiday iney Sababta Sheegto ilaa laga furaayo. Goobtu waa Magaalada Nairobi. Xaajigeeedu Wuxuu ahaa Nin dhaqaale fiican heysta, Qurbahana Waqti badan Ku qaatay.

Dood dheer kadib jiritaankii reerkaas wuu dhamaaday, waana la furay Rahma. Maalmo kadib Waxaa laga codsaday iney Wax uun bidhaamiso Oo la Xiriira Sababtii ay furiinka u Codsatay ...

Waxaana ay sheegtay in Ninkeedu uu ahaa qof bilaa Naxariis ah kaas oo aan Xushmad siinin bini'aadamka saboolka ah, dadka Naafada ah iyo shaqaalaha.

Waxaan weydiiyay hadii ay sharaxaad intaa ka badan bixin karto waxeyna igu tiri.

"Awoowgiis oo xanuunsan ayaa la keenay Nairobi ma uusan booqan oo aniga ayuu ii diray oo $100 ayuu iigu dhiibay, nin indhool ah ayaa nala soo dagay oo daris nala soo noqday

Wuuna ka raray guriga isagoo dhibsanaya caawimada uu mararka qaar u baahan yahay sida in jidka lagu toosiyo, waliba qolkaas labo bilood ayuu banaanaa oo lacagtiisu nagu socotay.

"Gabadh madoow oo muslimad ah oo noo shaqeyn jirtay wuxuu ula macaamili jiray sida qof adoon u ah , labbo jeer ayey igu tiri ninkaagu soo muslim ma'ahan maxaa naxariistii ka qaaday

, anoo intaas la yaaban ayuu maalintii dambe u gacan qaaday wiil lugaha cuuryan ka ah waliba meel ummad badan joogto, aadban arintaas ula ooyay waxaana raali galin shaqsi ah ugu tagay wiilkii naafada ahaa,

mar walba wuu xanaaqi jiray markii aan u sheego xaalado bini'aadanimo oo daran iyo dad dhiban. Si walbaba ma uusan jacleyn dadka daruufeysan.

isku dayo badan iyo dadaal dheer kadib waan ku fashilmay inaan ka badalo arinkaas uu sameeyo dhaqan-kane uu ka dhigtay

Intaa kadib waxaan is weydiiyay nuuca ninka aan mudnaa waaxana iisoo baxday in aanan nin uun rabin balse aan u baahanay nin bini'aadam ah.
Lamaanahan waxey isu dhaleen hal gabadh .

Sidee u aragtaa go'aanka Rahma, mise aaminsan tahay in laga fogaado qofka hadii uusan bini'aadanimo laheyn ?.

Arsenal waa soo baxday Hayeey waraa jiridoonee wiishka Lee hayeero
12/03/2024

Arsenal waa soo baxday

Hayeey waraa jiridoonee wiishka Lee hayeero

Magaalada ugu horeeysa ee laga soo saaraya shidaalka ayaa noqotay magaalada ceel dheer ee Gobolka Cowl  xuruna u ah Dowl...
15/02/2024

Magaalada ugu horeeysa ee laga soo saaraya shidaalka ayaa noqotay magaalada ceel dheer ee Gobolka Cowl xuruna u ah Dowladd goboleydka Mareeg State of somalia 🇸🇴 iyo

Wolverhampton 2-1 Chelsea Football Club Cidii Chelsea aheyd luuq ayaa inta loo galay dharka laga dhigtay
24/12/2023

Wolverhampton 2-1 Chelsea Football Club
Cidii Chelsea aheyd luuq ayaa inta loo galay dharka laga dhigtay

Hada ninkaas Onana ah intuu joogaa walee goal waa laga dhalinaa intuu neelaga wareegaayo
17/12/2023

Hada ninkaas Onana ah intuu joogaa walee goal waa laga dhalinaa intuu neelaga wareegaayo

ONANA 👁 👁
17/12/2023

ONANA 👁 👁

BBC wey ka soo dartay Miyeey weeysay war kale
13/10/2023

BBC wey ka soo dartay

Miyeey weeysay war kale

Address

30th Street
Mogadishu
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XAMAR MEDIA Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to XAMAR MEDIA Network:

Share