24/01/2024
Xildhibaan Marwo Bashiir oo laga soo doortay Puntland ayaa maanta Golaha Shacabka la soo gashay Kal-Xawaaji, si ay ugu arbushto kulankii maanta, hase ahaate waxaa gacanteeda ka bixiyey mid kamid ah ilaalada guddoomiye Aadan Madoobe iyadoo u sii wadata guddoomiyaha.