Somali Democracy

  • Home
  • Somali Democracy

Somali Democracy Somali Democracy waxaad ka heleysaa warbixino quseeya dowladnimada, siyaasada iyo dimuqraadiyada

08/02/2024

Shirkadaha Korontada in la mideeyo Shacabka faa'ido miyaa ugu jirta? 😭☠️

15/05/2023

Maxaa u Qabsoomay Madaxweyne Xassan Sh. Maxamud sanad ka dib Doorashii uu ku guuleystay

14/05/2023

Doorashada Turkiga 2023 Yaa ku Guuleysan kara?

Yaa ku Guuleysan kara Doorashada Turkiga ka socota maanta (14-May-2023) Recep Tayyip Erdoğan VS Kemal Kılıçdaroğlu.  ___...
14/05/2023

Yaa ku Guuleysan kara Doorashada Turkiga ka socota maanta (14-May-2023)

Recep Tayyip Erdoğan VS Kemal Kılıçdaroğlu.


________
Image: DW

Doorashada Dalka Turkiga ayaa maanta oo tariikhdu ku beegantahay 14-ka May loo dareerayaa.Doorashadani waa doorashada ku...
14/05/2023

Doorashada Dalka Turkiga ayaa maanta oo tariikhdu ku beegantahay 14-ka May loo dareerayaa.

Doorashadani waa doorashada kursiga Madaxweynaha dalkaas waxaana ku tartamaya Madaxweynaha talada haya Recep Tayyip Erdoğan iyo hogaamiyaha xisbiga CHP Kemal Kılıçdaroğlu.

Doorashada waxaa la filayaa in ay codeeyaan 64 milyan oo muwaadiniin Turki ah gudaha dalkaas iyo dibadiisana kala jooga.

Madaxweynaha doorashadan ku soo baxa waxa uu talada dalka Turkiga heyn doonaa 5 ta sano ee soo socota.

_________________
Image: Financial Times

11/05/2023

Xaalada Magaalada Beledweyne iyo fatahaada webiga

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Democracy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Democracy:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share