Agaasin Technology

Agaasin Technology Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Agaasin Technology, Digital creator, Mogadishu.

πŸš€ Welcome to Agaasin Technology

Helping Somali speakers understand technology through simple tutorials, tech updates, AI insights, and practical skills.

πŸ’» Technology Made Simple
πŸ“š Courses Coming Soon

Mxaa ka cusub technolojiyada
31/08/2026

Mxaa ka cusub technolojiyada

🚨 MAXAA KA CUSUB TECHNOLOGY-GA MAANTA? πŸ’»πŸ€–πŸ“… 30 August 2026*Maanta waxaan idiin soo gudbineynaa 2 war oo muhiim ah oo ka s...
30/08/2026

🚨 MAXAA KA CUSUB TECHNOLOGY-GA MAANTA? πŸ’»πŸ€–

πŸ“… 30 August 2026*

Maanta waxaan idiin soo gudbineynaa 2 war oo muhiim ah oo ka socda dunida Technology-ga:

πŸ€– 1. OpenAI & Cursor
OpenAI ayaa qaaday tallaabo ku saabsan API access-ka Cursor, taas oo saameyn ku yeelan karta sida developers-ku u isticmaalaan qaar ka mid ah AI models-ka OpenAI gudaha Cursor.

πŸ§ͺ 2. Anthropic & AI Agents
Anthropic waxay horumar ka samaysay hab u oggolaanaya AI agents inay la shaqeeyaan qalab dhab ah sida microscopes, lasers iyo robotic arms. Tani waxay fursado cusub u abuuri kartaa cilmi-baarista, automation-ka iyo laboratories-ka casriga ah.

πŸ’‘ Agaasin Technology β€” Making Tech Easy

πŸ“² Nala soco wararka Technology-ga, AI-ga, Cybersecurity-ga iyo Software-ka.

Acer waxay soo saartay laptop AI ahAcer ayaa maanta soo bandhigtay Swift Neo AI, laptop khafiif ah oo leh processors loo...
29/08/2026

Acer waxay soo saartay laptop AI ah
Acer ayaa maanta soo bandhigtay Swift Neo AI, laptop khafiif ah oo leh processors loogu talagalay AI acceleration.

Tech News oo maanta xiiso lehOpenAI waxay joojinaysaa models-keeda CursorOpenAI waxay qorsheynaysaa inay joojiso bixinta...
29/08/2026

Tech News oo maanta xiiso leh

OpenAI waxay joojinaysaa models-keeda Cursor
OpenAI waxay qorsheynaysaa inay joojiso bixinta AI models-keeda Cursor laga bilaabo 12 November 2026, kadib markii SpaceX ay la wareegtay Cursor.

AI ayaa cyberattacks ka dhigaya khatar sii weyn
In ka badan 100 shirkadood oo waaweyn oo ay ku jiraan OpenAI, Microsoft, Google iyo Amazon ayaa soo saaray digniin ku saabsan weerarrada cyber-ka ee AI-ku xoojiyay.

Nvidia waxay AI u gudbinaysaa robots
Nvidia hadda waxay si xooggan ugu shaqaynaysaa waxa loo yaqaan Physical AI β€” AI lagu dhex isticmaalo robots, baabuur iyo drones.

Robot yar oo Duck ah oo AI lagu tababari karo
Hugging Face waxay soo bandhigtay Microduck, robot yar oo $399 ah, open-source ah, kaas oo dadka lagu tababari karo AI iyo reinforcement

18/07/2026

sidee isku xiri kartaa oo xog isugu gudbin kartaa mobile kaaga iyo computerkaaga (wifi ftp server)

16/07/2026

Google Calendar oo Af-Soomaali | Sida Loo Isticmaalo Bilow ilaa Dhamaad (2026 Tutorial)

01/07/2026

WhatsApp Username-ka cusub ma runbaa?

Haa, waa run. WhatsApp wuxuu bilaabayaa feature cusub oo kuu oggolaanaya inaad isticmaasho Username () halkii aad lambarkaaga qof walba siin lahayd.

πŸ“Œ Muuqaalkan waxaan ku sharaxay:
βœ… Waa maxay WhatsApp Username?
βœ… Goorma ayuu soo baxayaa?
βœ… Maxaa is beddelaya?
βœ… Maxay faa'iido u leedahay dadka isticmaala WhatsApp?

Daawo muuqaalka oo la wadaag saaxiibbadaada si ay u helaan xog sax ah.

Agaasin Technology
Making Tech Easy.

26/06/2026

πŸŽ₯ Ma rabtaa inaad barato Microsoft PowerPoint si fudud?

Waxaan YouTube-kayga ku soo bandhigay cashar dhamaystiran oo Af-Soomaali ah. Casharkan waxaad ku baran doontaa:

βœ… Sida loo sameeyo presentations qurux badan
βœ… Animations & Transitions
βœ… SmartArt, Shapes & Icons
βœ… Sawirro iyo Videos
βœ… Design iyo Formatting
βœ… Talooyin kaa dhigaya mid xirfad leh

πŸ“Œ Daawo casharka oo dhan adigoo gujinaya link-ga ku yaal profile-kayga.

Ha iloobin:
πŸ‘ Like
πŸ’¬ Comment
πŸ” Share
πŸ”” Subscribe

Agaasin Technology
Making Tech Easy πŸš€

πŸŒ™ 10-ka Muharram – Maalinta CaashuuraaRasuulka ο·Ί wuxuu yiri:"Ψ΅ΩŠΨ§Ω… ΩŠΩˆΩ… عاشوراؑ، Ψ£Ψ­ΨͺΨ³Ψ¨ ΨΉΩ„Ω‰ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ψ£Ω† ΩŠΩƒΩΨ± Ψ§Ω„Ψ³Ω†Ψ© Ψ§Ω„Ψͺي Ω‚Ψ¨Ω„Ω‡""W...
24/06/2026

πŸŒ™ 10-ka Muharram – Maalinta Caashuuraa

Rasuulka ο·Ί wuxuu yiri:

"Ψ΅ΩŠΨ§Ω… ΩŠΩˆΩ… عاشوراؑ، Ψ£Ψ­ΨͺΨ³Ψ¨ ΨΉΩ„Ω‰ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ Ψ£Ω† ΩŠΩƒΩΨ± Ψ§Ω„Ψ³Ω†Ψ© Ψ§Ω„Ψͺي Ω‚Ψ¨Ω„Ω‡"

"Waxaan Alle ka rajaynayaa in soonka maalinta Caashuuraa uu dhaafo dembiyadii sannadkii ka horreeyay."
(Waxaa wariyay Muslim)

🀲 Aynu ka faa'iidaysanno fadliga maalintan weyn:

βœ… Soon
βœ… Ducada iyo xuska Alle
βœ… Akhriska Qur'aanka
βœ… Istighfaarka badan
βœ… Sadaqada iyo camalka wanaagsan

πŸ’‘ Waxaa sunno ah in lagu daro maalin kale:
9-ka iyo 10-ka Muharram
ama
10-ka iyo 11-ka Muharram

Alle ha naga aqbalo camalkeenna wanaagsan, hana ina waafajiyo cibaadada iyo daacadda.

Aamiin. 🀍






Safarkii Agaasin Technology Wuu Bilaabmay!Tiknoolajiyadu maanta waa qayb ka mid ah nolosheena, laakiin mararka qaar waxa...
20/06/2026

Safarkii Agaasin Technology Wuu Bilaabmay!

Tiknoolajiyadu maanta waa qayb ka mid ah nolosheena, laakiin mararka qaar waxay u muuqataa mid adag oo aan si fudud loo fahmi karin.

Taasi waa sababta aan u aas-aasay Agaasin Technology.

Halkan waxaad ka heli doontaan:

βœ… Casharro tiknoolajiyadeed oo fudud
βœ… Wararkii ugu dambeeyay ee dunida tech-ka
βœ… Sharaxaad ku saabsan AI, Computer-ka, Internet-ka iyo Cybersecurity-ga
βœ… Talooyin iyo xirfado cusub oo ku saabtabsan teknojiyada.

Ujeedkaygu waa inaan tiknoolajiyada ka dhigo mid qof kasta oo Soomaali ahi si fudud u fahmi karo.

πŸ”₯ Tani waa bilow kaliya.

Bilaha soo socda waxaan idiin diyaarin doonaa:
πŸŽ“ Koorsooyin dhammaystiran
πŸ’» Mashruucyo dhab ah
πŸ“š Casharro bilow ilaa heer sare ah

Haddii aad xiisaynayso tiknoolajiyada, hadda waa waqtigii aad qayb ka noqon lahayd bulshada Agaasin Technology.

πŸ“Œ Raac bogga
πŸ”” Daar ogeysiisyada
🀝 La wadaag saaxiibbadaada

*Agaasin Technology*
*Making Tech Easy*

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Agaasin Technology posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share