Mowla bin Ladane

  • Home
  • Mowla bin Ladane

Mowla bin Ladane waxaad halkaan ka heli dontaan wax idion qalma

12/09/2022

صدام حسين المجيد

Marka adigoo shaqo-doon ah oo ku tashanaya aqoontaada iyo kartidaada, aad codsato shaqo ay soo bandhigeen shirkadaheennu...
22/06/2022

Marka adigoo shaqo-doon ah oo ku tashanaya aqoontaada iyo kartidaada, aad codsato shaqo ay soo bandhigeen shirkadaheennu, oo ay ku wareysanayaan waxay ku weydiinayaan "meeqa xabbo oo Karooto ah ayaa ku dhex jirto sawirkan?" balse markay wareysanayaan saaxiibkaa aad wax islasoo barateen oo iyaga qaraabo la ah ama uu keensaday adeerkiis, waxaa loo keenayaa isla sawirkaan waxaa la weydiinayaa "meeqa Bakeyle ayaa kaaga dhex muuqato sawirkan?" Kadibna waxaa lasoo dhejinayaa in aad dhacday, isaguna baasay.

Soomaalida ayaa ku maahmaahday:"Gaashaan garabkaada haku jiro, ama gacalkaa hakuu sido" mana aadan dhicine waa lagu riday, ee ha niyad-jebine dhulka ka kac ee boorka iska jaf, Indhaha fur oo horay u soco, iskuna tasho sxb.

21/06/2022

Somali 🇸🇴 boys vs turkey 🇹🇷 boys

16/06/2022

Somaliya wey kabantee allow kaab🇸🇴🇸🇴

ma ogtahay in madaxweynihii Itoobiya ee (mengistu haile maryam) markii uu dalkiisa ka sii baxayay inuu yidhi waxaan dhal...
15/06/2022

ma ogtahay in madaxweynihii Itoobiya ee (mengistu haile maryam) markii uu dalkiisa ka sii baxayay inuu yidhi waxaan dhaliyay guul ama gool aanu Itoobiya hoggaamiye iga horeeyay iyo mid iga danbeeyaa toona dhalin,
sababtuna ay tahay in aan cadawgeenii ugu weynaa ee Soomaaliya dumiyay.

markaasaad arkaysaa kuwo Soomaali ah oo leh Itoobiya ayaanu walaalo nahay iyo kuwa kale oo inta ay isyidhaahdeen astura oo leh Itoobiya markii aannu burburnay namay hagaajin ee way nasii burburiyeen.

Taariikhda waa ay dinwaan gelisaa tagtada iyo timaadaba ninkii tiin talaalay iyo kii timir beerayba taariikhdu wey warin




Aadamuhu waa ay ku kala duwanyihiin naxariista.Qaarkood waa kuwa aad u naxariis badan.Qaar kale naxariistoodu aad ayay u...
15/06/2022

Aadamuhu waa ay ku kala duwanyihiin naxariista.
Qaarkood waa kuwa aad u naxariis badan.
Qaar kale naxariistoodu aad ayay uhoosaysaa.
Qaar kalena waa dhexdhexaad.

Aadamaha dhexdiisa ma jiro ruux bilaa naxariis ah.
Fadlan naxariis samee inta karaankaaga ah ama aad awooddo.

( ارحمو من في الأرض يرحمكم من في السماء )

14/06/2022

Lacagtu sariir wey kuu iibin kartaa laakiin hurdo kuuma iibin karto

13/06/2022

Legend hadaa maqasho waa odaygaan

13/06/2022

Hadalkii fahad yaasiin oo ficil ah waa kan daawo ilaa dhamaadka

ستضيءُ عندما يحين وقتك.  You will shine when it’s your time."Waad soo iftiimi doonta waqtigaaga marka la gaaro"🤗
12/06/2022

ستضيءُ عندما يحين وقتك.

You will shine when it’s your time.

"Waad soo iftiimi doonta waqtigaaga marka la gaaro"🤗

07/06/2022

Don kaarlo waji malahan 😀😀😀😀

05/06/2022

Waa dareen Aabinimo kan ugu sarreeyo asoo xanuusan sariir jiifo ayuu diidayaa inuu ubadkiisa dareensiiyo inuu xanuun haayo taa badalkeeda dhoola cadeen laga yaabo in gudaha xanuun ka dareemayo ayuu u muujinaa si uu faraxsanaado Iidle walaal alle haku caafiyo🤲

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mowla bin Ladane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mowla bin Ladane:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share