Ganacsi TV

Ganacsi TV Warar iyo Barnaamujyo u gaar ah Ganacsiga Soomaalida iyo Caalamka.

06/10/2026

Suit-kaaga Riyo Ha Ka Dhigin LOOK 90 Ka Hel

Gaarsii inta Kugu Xiran.

06/10/2026

Waa maxay sheekooyinka kula yaabka badnaa ee aad kala kulantay ganacsatada ?

Gaarsii inta Kugu Xiran.

06/10/2026

Wax ka ogow suuqa ugu weyn ee khudaarta iyo halka uu marayo

Gaarsii inta Kugu Xiran.

05/10/2026

Tani waa sheekada Isbitaalka Laanzareeti Forlanini, oo ah isbitaal loogu talagalay in lagu daaweeyo cudurrada faafa iyo goob lagu daryeello dadka qaba xanuunnada dhimirka. Waxa uuna ka mid yahay isbitaalladii uu saameeyay burburkii dalka, balse dedaal badan kaddib dib loo howl geliyey.

05/10/2026

Ganacsi been ma lagu dhisi karaa? Dhaarna macaamiil ma lagu kasban karaa?

Gaarsii inta Kugu Xiran.

05/10/2026

Aroortii ayan shaqada soo galaa habenkiina Xilli H**e ayan ka baxaa

Gaarsii inta Kugu Xiran.

04/10/2026

2014-kii ayaan milkiile noqday ka horna shaqaale ayaan ahaa

Gaarsii inta Kugu Xiran.

04/10/2026

Aragtida shacabka ee bandhigyada ganacsi

Gaarsii inta Kugu Xiran.

04/10/2026

Shilin Soomaaliga Qiimo ayuu noogu Fadhiyey
Ganacsade Sarifka

Gaarsii inta Kugu Xiran.

03/10/2026

Shalay farsamo yaqaan maanta ganacsade

Gaarsii inta Kugu Xiran.

Address

Maka Al Mukarama Street
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ganacsi TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ganacsi TV:

Shortcuts

Share

Category