OGAAL TV

OGAAL TV OGAAL WAA WARBAAHIN MADAXBANAAN

DEG DEG: Puntland ayaa si rasmi ah sheegtay in aysan aqoonsayn SSCKhaatumo
16/07/2025

DEG DEG: Puntland ayaa si rasmi ah sheegtay in aysan aqoonsayn SSCKhaatumo

16/07/2025

"Shidaalka Soomaaliya waa la soo saarayaa sanadkaan inta uusan dhamaan"

Ra'iisul wasaare Xamsa Cabdi Barre

16/07/2025

Gen . Ubax Qawdhan " Shirka Dhammeystirka dhismaha Khaatumo state Meel fiican buu marayaa Caqabado ma jiraan.

16/07/2025

Dagaal markale laga cabsi qabo in uu ka dhaco dhahar Iyo Shirweynaha SSC khaatumo oo meel xasaasi ah maraya.

15/07/2025

"Dad wax magarato ah oo mooryaan ah ayaa dhulkayga dhistay, markii la yiri ka-kacana Askartii ayay kula dagaamaleen"

Maxamed Siyaad Cadde

15/07/2025

Hantideena muddo dheer ayaa nala-ka heystay oo nalagu dhibaataynayay, Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Taliye Mahdi waa mahadsanyihiin

15/07/2025

"Qoryahaan waa kuwii guriga lagu soo weeraray, Halyay qaran ayaa la dilay, qaar waa la qabtay, qaarna iyaga oo dhaawac ah ayay carareen"

Afhayeen Booliska Soomaaliya

15/07/2025

Sheekh Umal ayaa sheegay in Sirdoonka Maraykanka iyo kuwa Kenya ay daba-gal ku hayeen Muddo dheer

Hogaamiyaha  Jubaland, ee xilkiisa lagu muransanyahay  Axmed Maxamed Islaam, ayaa xariga ka jaray Saldhigga Dhexe ee Deg...
14/07/2025

Hogaamiyaha Jubaland, ee xilkiisa lagu muransanyahay Axmed Maxamed Islaam, ayaa xariga ka jaray Saldhigga Dhexe ee Degmada Kismaayo.

Saldhiggan oo si casri ah loo dhisay ayaa beddeli doona saldhiggii h**e ee degmada, kaas oo ahaa mid qadiimi ah oo soo jiray muddo ka badan boqol sano

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OGAAL TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share