Biya Kulule Tv

Biya Kulule Tv Warbaahinta Caalamiga ah Biya Kulule

22/07/2026

BOSASO👀👀

21/07/2026

PSF oo sheegtay in maamulka siciid dani meel walba ciidamo ka dhigay isaga oo doonaya inuu isku laayo ciidanka puntland

sii share garee muuqaalka

21/07/2026

Taliyaha Calmiskaad Kornayl Maxamuud Shire oo ka hadlay Goobta lagusoo bandhigay Hubka PSF laga qabtay ayaa yiri
👇
"Cid kastoo dhehda Federaalka ayaan nahay sidaas ayaa u dambayn doonta....

21/07/2026

oo sheegtay inay la wareegtay Hub iyo gaadiid dagaalk oo ay dawladu federalku so gelisay gudaha maamulka puntland

maamulka puntland ayaa dhowaanahaan ku hawlanaa sidii uu wax uga qaban lahaa ciidamada kala duwan ee dawlada federalku ku dhex abuurtay magaalooyinka waawayn ee puntland

sii share garee muuqaalka

  Sida xaqiijinayaan wararka ka imaanaya deegaanka Laag ee gobalka Barri, ciidamada amniga ee Puntland ayaa la wareegay ...
21/07/2026

Sida xaqiijinayaan wararka ka imaanaya deegaanka Laag ee gobalka Barri, ciidamada amniga ee Puntland ayaa la wareegay 8 baabuur oo ilaa shalay ay halkaas isku horfadhiyeen ciidanka, kuwaas oo katirsanaa ciidankii PSF ee ay dhawaan DFS sheegtay in ay ciidamadeeda kudartay oo ay u diwaangalisay ururka 17aad.

Sidoo kale Tiro Maxaabiis oo uu kujiro sarkaal ciidamadaas kamid ahaa ayaa maxaabiis ahaan loo qabtay, sida ay xaqiijinayaan Hay'adaha amniga ee Puntland, iyagoo sheegay in ay fulinayaan go'aankii golaha Xukuumadda ee lagu mamnuucay isku socodka hubka iyo ciidamada aan howlgalada amni kujirin.

Saqdii dhexe ee xalay ayaa ciidanka baabuurtan saarnaa badankood ay lug uga baxeen goobtan, iyadoo PL ay halkaas geysay tiro ciidamo ah oo dheeraad ah.

Kenya 🇰🇪 Islii ee magaalada Nairobi waxaa lagu qabtay ninkan aad u jeeddaan kadib markii uu wiil Soomaali ah oo waddada ...
05/07/2026

Kenya 🇰🇪 Islii ee magaalada Nairobi waxaa lagu qabtay ninkan aad u jeeddaan kadib markii uu wiil Soomaali ah oo waddada marayay ka xaday xubinta hoose ee Taranka. Isla markiiba waa la qabtay, waxaana loo dhiibay booliska.

Markii h**e waxaa lagu qasbay inuu wiilka u soo celiyo hantidiisa, wuuna u celiyay.

Goobtu waa Section 3.

Reer Islii, waa la idin soo galay.

  GAROOWE gudoomiyaha gobolka nugaal oo caagad lagu tuuray lagana saaray shirkii amniga gobolka nugaal.Md siciid dani ay...
02/07/2026

GAROOWE

gudoomiyaha gobolka nugaal oo caagad lagu tuuray lagana saaray shirkii amniga gobolka nugaal.

Md siciid dani ayaa si care leh ula dhaqmay gudoomiyaha gobolka nugaal isaga oo ula dhaqmay si aanan lahayn ixtiraam

02/07/2026

Bosaso waxaa gubaynaysaa kaalin shidaal oo u jirta dawlada hoose magaalada Bosaso in ka yar laabatan talaabo ilaa hada ma jirto wax dabdamis ah oo so gaaray kaalintaas.

waxaa aad u liidata dayac badan ka jiraa magaalada dhanka dabdamiska mana jirto ilaa hadda dabdamis u diyaarsan magaalada hadii ay wax dhacaan

sii share garee

Sujuud ayey la dheceen xulka qaranka Morocco, kadib markii ay noqdeen Afrikaankii u horreeyey ee u gudba wareegga 16 ee ...
30/06/2026

Sujuud ayey la dheceen xulka qaranka Morocco, kadib markii ay noqdeen Afrikaankii u horreeyey ee u gudba wareegga 16 ee Koobka Adduunka sannadka, iyaga oo gool-ku-laad ku reebey Netherlands.

Shaqsiyaadka caanka ah ee lagu xiray howlgalka lagula dagaallamayo musuq maasuqa ee ka socda dalka Ciraaq, waxaa ku jirt...
30/06/2026

Shaqsiyaadka caanka ah ee lagu xiray howlgalka lagula dagaallamayo musuq maasuqa ee ka socda dalka Ciraaq, waxaa ku jirta haweenayda caanka ah ee Alia Nusaif oo muddo dheer ka tirsanayd Baarlamaanka Ciraaq, iyadoo qayb ka ahayd guddiga maaliyadda iyo la-dagaallanka musuq maasuqa, balse baaritaanno lagu sameeyay 48 saac ee u dambeysay gurigeeda waxaa laga soo helay 15.5 milyan oo doolar , dahab badan iyo hanti kale oo qiimo badan ku fadhiya oo ah lacago iyo hanti ay musuq maasuqday ee dadweynaha Ciraaq. Waxaa kaloo la xiray wiilkeeda oo h**ey usoo noqday madaxa xafiiska Ra’iisul wasaarihii xilka ka deggay bishii May ee sannadkan ee Maxamed Suudaani.

Waxyaabaha la soo bandhigay ee guriga Alia Nusaif , laga helay ee sida weyn looga hadal hayo Ciraaq waxaa ku jiray hoos gashiga dumarka oo laga sameeyay dahab saafi ah.

Address

Mugdisho
Mogadishu
+252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Biya Kulule Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category