Kornel abdiwali

Kornel abdiwali “I am a journalist committed to exposing wrongdoing and rejecting tribalism, although mistakes can occur.”

08/12/2025

Calanken Cirka sare Rer awdal Allah garab istago

06/12/2025

Nin gar Lahen walkie iga yar u arka

06/12/2025

XAMAR CADEY

06/12/2025
06/12/2025

Salan abid igu qosalka badned

05/12/2025
04/12/2025

04/12/2025

Maxa ku tilmami lahed

Waxaa muuqata cabasho weyn oo ku saabsan sida beesha Galjecel loogu matalo maamul ahaan gudaha magaalada Muqdisho, gaar ...
03/12/2025

Waxaa muuqata cabasho weyn oo ku saabsan sida beesha Galjecel loogu matalo maamul ahaan gudaha magaalada Muqdisho, gaar ahaan 16-ka degmo ee gobolka Banaadir.

Degmooyinka sida Yaaqshiid iyo Heliwa, oo ay beesha qayb muhiim ah ka degan tahay, haddana waxay helaan matalaad aad u yar. Taas waxaa ka dhalanaya su’aal muhiim ah: maxaa sababay in bulshadaas tiro ahaan iyo dhaqaale ahaanba muuqata ay helaan hal xubnood oo keliya?

Maxay ku dhacday:

Siyasiyiintii beesha,

Aqoonyahannadii,

Dhalinyaradii,

Ganacsatadii,

in aanay isku duubnaan oo aan si muuqata u difaacin xuquuqda bulshada?

Yaaqshiid iyo Heliwa waa degmooyin shacabka Galjecel kaalin weyn ku leeyahay: guryo ay leeyihiin, cashuur ay bixiyaan, ganacsi ay ku shaqeeyaan, iyo bulsho firfircoon. Haddaba maxaa keenay in deegaankaas matalaadiisu yaraato? Yaa ka badan ama kaga hormaray difaaca xuquuqda shacabkaas?

Su’aashu ma aha mid dagaal dhalinaysa, balse waa mid ku dhisan wacyi, iskaashi iyo matalaad cadaalad ah—si codka bulshada meel loogu wada jeediyo.

03/12/2025

Villa somalia

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kornel abdiwali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share