Ileys Media

Ileys Media ileys media kusoo dhawaaw Pageka Fallow No dheh thanks🥰

31/01/2025

Habartan Tii Axmad Kuwalnet oo Maxriista Badned Sow Mahan wiji Kaleyba Lasoo Baxde🤣

Mohamed Muuse Muur oo ku magac dheer Deeq Darajo ayaa qirtay danbi lagu eedeeyay oo ahaa xatooyo la xiriirtay dhaqaalo l...
31/01/2025

Mohamed Muuse Muur oo ku magac dheer Deeq Darajo ayaa qirtay danbi lagu eedeeyay oo ahaa xatooyo la xiriirtay dhaqaalo loogu tala galay in lagu quudiyo Caruurta xiligii Karoonaha.

Deeq wuxuu u adeegsaday Yuutube uu leeyahay oo la Yiraa Xog-maal Media goob Caruurta lagu quudiyo asagoo sheegtay sida laggu eedeeyay in uu maalintii quudin jiray 1,500 oo Caruur ah isaga oo aan hal cunug xitaa hal maalina xitaa galaas biyo ah siin.

Deeq Darajo wuxuu qeyb ka yahay Somali fara badan oo qaarkood la xukumay kuwana xukun sugayaal yihiin dhamaantoodna ku danbigoodu yahay xatooyo iyo musuq.

11/11/2024

Gabay Aman miya masa waa caay🤣

10/11/2024

shiine cule asina maxaa loga xeri wayay Facebook 🤣

10/11/2024

Shiq Salaax Macalin

19/10/2024

Diinta Hadadan Aqon Waliga Haku dag dagin Dhameyso Oo Jawabta hel

22/08/2024

Yaa qaday

19/08/2024

Yaa tiriye Heeskaan

16/08/2024

Qacdii U gu weyneed ebed dacir candha weyne ey kudhacda

08/08/2024

sheg fanaanka hesta qaday

04/08/2024

somaligi international buu noqday 🤣🤣🤣

Sihaam Tahliil oo kamid ah hablaha caanka ka ah baraha bulshada ayaa lagu xukumay Lix bilood oo xadhig ah.Maxkamadda Gob...
04/08/2024

Sihaam Tahliil oo kamid ah hablaha caanka ka ah baraha bulshada ayaa lagu xukumay Lix bilood oo xadhig ah.

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo ay ka socdeen Maxkamadeynta dhallinyaradii Hablaha u badnaa ee Tiktok-ga ayaa soo saartay maanta xunkooda.

Hablahaan ayaa lagu xukumay mid kasta oo ka mid ah xarig dhan 6 bil.

Sihaam tahliil
Nashaad nalka
Sacdiyo galmudug
Iftin model
Anjal
Farxiyo Zoona.

03/08/2024

ilahey haow naxariisto Dhalin yaradii xala geriyotay

13/07/2024

shunka haduu kudhibay video adiga iskaleh

29/06/2024

Aroos Baadiyo kii ugu shidnaa🤣

27/06/2024

Nacalaa qabiil kuyaal iyo dadka ku hadla ama ku faano

27/06/2024

Adigoo la haysti ah sidee u dabaal dagaysaaa waa in odayaasha madaxa laga tuugtaa
wadanka qaribay ama xabsi loo taxaabaa!!!

27/06/2024

Wasiirkaaga difaaca sidaan ayuu uyaalaa
ma heesto education or military background hhh AirPods ayaa dhagaha ugu jiro jeans wo xiranyhy xaafadaha ayuu
difaacaa wasiirkan*

Address

Holwadaag
Mogadishu
00000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ileys Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share