cumar Akanja

cumar Akanja Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from cumar Akanja, Digital creator, suqa bakaaaraha, Mogadishu.

06/06/2026
16/05/2026

DEG DEG: Qaramada Midoobey ayaa ku dhawaaqday in Soomaaliya gashay 'kala-guur', iyada oo u soo jeedisey DFS in ay mudnaanta siiso in la gaadho is-afgarad doorasho loo dhan yahay.

QM waxay wax laga xumaado ku tilmaantay burburka ku yimi wada-hadalladii Xalane, waxayna siyaasiyiinta Soomaalida ku boorrisey in ay isu yimaaddaan, iyada oo Beesha-caalamkuna diyaar u tahay xallinta xiisadaha Soomaalida.

16/05/2026
16/05/2026

Hg caadi maahan๐Ÿ˜

16/05/2026

๐—ซ๐—ถ๐—น๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐—ง๐—ฎ๐—ฎ๐—ธ๐—ถ๐—น๐—ผ oo ka tirsan Baarlamanka Puntland: โ€œDeni, 15 May 2022 wuxuu u ololaynayey Xasan Shiikh, 15 May 2026 wuxuu u ololaynayaa Shiikh Shariif; Anigu waxa aan odhan lahaa Mudnaanta Puntland aan siinno

Address

Suqa Bakaaaraha
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when cumar Akanja posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share