Hannad cabdi ibrahim

Hannad cabdi ibrahim NABAD IYO NOLAAL

17/05/2022
09/05/2022
09/05/2022

Musharrax Madaxwayne Mahad Axmed Diiriye ayaa is Diiwaangeliyay isagoo qaatay shahaadada Musharraxnimo ee xilka Madaxwaynaha Soomaaliya.

Musharrax Xasan Shiikh Maxamuud Madaxweynihii H**e Soomaaliya oo qaatay Shahaaddada Musharraxnimo ee xilka Madaxweynaha ...
09/05/2022

Musharrax Xasan Shiikh Maxamuud Madaxweynihii H**e Soomaaliya oo qaatay Shahaaddada Musharraxnimo ee xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2022 xassan ayaa kamid ah musharaxiinta ugu cadcad madaxtinimada.

Fowziyo xaaji maxamuud ayaa noqotay haweeneydii ugu horeysay ee is diwaan GalisayQabashada xilka madaxwaynaha ee doorash...
09/05/2022

Fowziyo xaaji maxamuud ayaa noqotay haweeneydii ugu horeysay ee is diwaan Galisay
Qabashada xilka madaxwaynaha ee doorashada Somalia.

Kooxda difaacanaysa horyaalka ayaa hanan doonta horyaalkii afraad muddo shan sano gudahood ah haddii ay badiso saddexda ...
09/05/2022

Kooxda difaacanaysa horyaalka ayaa hanan doonta horyaalkii afraad muddo shan sano gudahood ah haddii ay badiso saddexda kulan ee u hadhsan, waxayna ka bilaaban doontaa Wolves fiidnimada Arbacada inkastoo Guardiola uu xaqiijiyaay in xiliciyaareedkan inta kadhiman ineey kooxda kamaq naan doonaan Ruben dias,John stones iyo Kyle walker marka Manchester city khatar bay kujirtaa.

Address

Mogadishu

Telephone

+252610760687

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hannad cabdi ibrahim posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hannad cabdi ibrahim:

Share