Sahan Media

Sahan Media Warar xaqiiqo ah halkaan kala soco

07/09/2026

Shilkii ugu naxdinta badnaa.

06/09/2026

Tuug waxaa ugu xun midka masaajidka ka qaraabta.

04/09/2026

DEG DEG: Ciidamada Ammaanka oo duqeyn ku kala eryay kooxo hubeysan oo isku uruursanayay duleedka Magalada Baydhabo

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in ciidamada ammaanku duqeyn ku beegsadeen goob ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka As oola sheegay inay qorsheynayeen weerar ka dhan ah magaalada Baydhabo. Xogta la helay ayaa suuragelisay in la beegsado goobtaas, waxaana la sheegay in kooxihii halkaasi ku sugnaa ay kala firxadeen.

03/09/2026

Deg Deg” Waa muqaalka Taliye Shub oo isbitaalka Dollow lagu daaweynaayo.

03/09/2026

Waa muuqaal hadda ka yimid Guriga la sheegay in lagu Duqeeyay Taliye Shub.

03/09/2026

Askari ka tirsan dharcada Nisa waxaa soo weeray 2 ka tirsan khawaarijta sida uu is kaga difaacay daawo waa geesi.

02/09/2026

Daawo !

Nin Danab Ku habsaday , balse si mucjiso ah uga badbaaday.

01/09/2026

Tartan loo qabtay dhalinyada mooto feekoonta wadada Afgooye daawo qatarta ka dhalatay'

31/08/2026

Muqdishadii adkaysiga badnayd, maanta waxay maraysaa maalmo dahabi ah oo rajo, horumar iyo dib-u-soo-kabasho xambaarsan.Magaalo wax badan soo martay, haddana mar kale dib u ifaysa

30/08/2026

Muuqaal cusub khawaarijta OO Raba ineey Muqdisho iyo deegaanada u Dhow hol gal Ka fuliyaan.

Address

Maka Al-Mukarama Road
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share