Xulka TV

Xulka TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xulka TV, Digital creator, .

28/02/2026

Caawa Baxrain kadeed baa heesto. Drones-ka Iran oo looga kala cararay magaalka.

18/02/2026

Fahad Yaasiin Xaaji Daahir.

CASHARKA 01: Waa duruus si maalinle ah uga baxaya boggan oo uu Ustaad Fahad Yaasiin afkeena hooyo ku sharaxayo magacyada Eebe iyo Tilmaamihiisa.

Casharkan waa kan gogol dhig iyo guud mar.
like&share

18/02/2026

Muqdishada Cusub ee 2026-ka.
like&share

Madaxweynaha Aljeeriya, Cabdelmajiid Tebboune ayaa go’aansaday inuu yareeyo heerka matalaadda diblomaasiyadeed ee Aljeer...
20/01/2026

Madaxweynaha Aljeeriya, Cabdelmajiid Tebboune ayaa go’aansaday inuu yareeyo heerka matalaadda diblomaasiyadeed ee Aljeeriya ku leedahay Imaaraadka Carabta , isaga oo ka dhigay mid aad u kooban. Safiirkii Aljeeriya u fadhiyay Abu Dhabi, Amor Fritah ayaa dib loogu yeeray, mana jiro diblomaasi kale oo loo magacaabay inuu beddelo.

Laga bilaabo xiriirka diblomaasiyadeed ee Imaaraadku la sameeyay Israa’iil, ilaa siyaasado loo arkay kuwo colaad ku ah gobolka Saaxil, iyo sidoo kale arrimaha Suudaan iyo booqasho uu dhawaan ku tagay Aljeeriya , ergayga madaxweynaha Soomaaliya oo halkaa geeyay warqad ka socotay madaxweynaha Soomaaliya , waxaa loo arkaa arrimaha ay ka dhasheen go’aanka Aljeeriya ay hoos ugu dhigtay xiriirkii diblomaasiyadeed ee Imaaraadka Carabta, sida uu sheegay wargeyska Africa Intelligence.

Sawirka Saaka ugu saamaynta badan baraha bulshada ayaa Noday sawirka Madaxwaynihii horre ee dawladda Faderaalka Somaaliy...
13/11/2025

Sawirka Saaka ugu saamaynta badan baraha bulshada ayaa Noday sawirka Madaxwaynihii horre ee dawladda Faderaalka Somaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo,oo muddo kadib ka soo degay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Farmaajo oo isbadal badan ka muuqdo ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Muqdisho.

13/11/2025



Farmaajo loo makala harin soo dhawayntiisa maantay shaqalihii garonka iyo xitaa ciidankii
Ayraboorka aadan cade oo salaan u saaray🫡

Qofkii aan share dhihin team farmaajo k**a
Mid aha maanta 1k like iyo 1k share gaarsiiya:
Wixii warar dheeraad ah kala soco halkan
Kala soco warar sugan 👉 Xulka Tv

NAGU SOO BIIR OO NOQO BAHDA NAGU XIRAN

30/10/2025

Kooxda RSF ayaa soo bandhigtay iyagoo xabsiga dhigaya Faatix Cabdalle Idris (Abu Lulu) oo ka mid ah saraakiishooda , kaasoo horey uga soo muuqday isagoo dil u geysanaya kumannaan rayid ah, iyadoo wargeyska New York Times uu baahiyay Abu Lulu inuu ka dambeeyo dilka saddex kun oo rayid ah 48 saac gudahood ah oo ka dhacay Al-Faashir.

Fiiro gaar ah;

Xariggan waa wax ay RSF iskudayayso inay isku muujiso kuwa xakameyn kara dagaalyahannadooda, laakin ficillada dagaalyahannada ayaa argagax ka dhaliyo dunidda, kuwaasoo iyagu baahinaya dilalka arxan darrada ah ee ay geysanayaan. Waxayna hadda keydiiyeen wax ku filan in lagu ciqaabo.

30/10/2025

Ciidanka RSF ee Suudaan ayaa soo bandhigay muuqaallo ay ku muujinayaan meydad badan oo waddooyinka daadsan iyo tobannaan gaari oo ay ku gubeen magaalada Al-Fashir , iyadoo muuqaalkan uu ka marqaati ka cayo codod murugo leh oo laga soo gudbiyay dadkii ka soo baxsaday Al-Fashir oo sheegay inuu xasuuq ka socdo magaalada oo waddooyinka ay buuxiyeen meydadka qof kastana la tooganayo.

30/10/2025

Kumannaan qof ayaa maanta xoog ku galay garoonka diyaaradaha magaalada Dar es Salaam ee dalka Tansaaniya, iyagoo isku dayaya inay ka hortagaan saraakiisha dawladda iyo siyaasiyiinta inay ka baxaan dalka, xilli ay socdaan mudaaharaadyo waaweyn oo daba socda doorashadii buuqa dhalisay. Waa maalintii labaad oo mudaharaadyada ay ka socda Tansaaniya, kadib markii madaxweynaha xilka haysa haweenayda, Samia Suluhu Hassan ay ka reebtay doorashada labada musharrax ee ugu sarreeyay mucaaradka, taasoo si dhab ah u micnaheedu yahay inay is-siisay muddo xileed kale.

Dibadbaxayaasha ayaa gubay xafiisyo dawladeed, waxayna isku dhaceen booliska rabshadaha ka hortagga, iyadoo dawladdu xirtay internet-ka guud ee dalka. Hadda, mudaharaadayaashu waxay xannibeen garoonka diyaaradaha, si ay u hubiyaan in kuwa mas’uulka ka ah qalalaasahan inaysan ka baxsan dalka oo dhinac ka gubanayo.

29/10/2025

Bisinka ! Askarigan Haraanti ayuu beerka ka geliyay hooyo miskiin ah halka kuwa kale ay iyaguna ul & feer iskugu darayaan ninka dhalinyarada ah ee xooga ay ku wataan.

Halkan waa Warshadaha , Jaamacada Simad Horteeda dhul laga barakiciyay shacab.

Wixii warar dheeraad ah kala soco halkan
Kala soco warar sugan 👉 Xulka Tv

NAGU SOO BIIR OO NOQO BAHDA NAGU XIRAN

04/10/2025

Dagdag qarax aya kadhacay magalada muqdisho muqaalka wakan

Address


Telephone

+252614910583

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xulka TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share